Heerka sonkorta oo aad usareeyaa waa mid saameyn balaadhan ku leh dhamaan habdhiska jidhka ee kale duwan. Kaadi-haystu waxa ay ku taalaa xagga hoose ee uur-kujirta ,Dhexda labada miskood udhexaysaa lafta loo yaqaan hip bone. 7-siyaabood ee macaanku u saameeyo kaadi-haysta waxa ka mid ah: Heerka sonkorta oo saraysaa siyaabaha ay usaamaynayso heerka sonkorta waxa ka mid ah:- @caafimaadka.net W/Q …
Cabidda sigaarku waa mid sii kordhaysa si saaid ah,aduunyaada dadka kunool oo dhan waa caado kusii kordhaysa. Sigaarku waa balwad aad ugu daran caafimaadka qofka ,culimadu waxa ay gaadhsiiyeen in uu danbi-uu yahay, maadaama uu saameynayo caafimaadka qofka. Waxyaabaha uu sigaarku uu ka kooban yahay waxa ka mid ah:- Iyo kiimikooyin kale oo iskudarkooda lagu qiyaasayo 700 oo kiimiko dhamaantoodna …
Mosquitoes are attracted to the skin primarily due to a combination of factors. Understanding these can help in preventing mosquito bites. Here are the main points regarding the relationship between skin and mosquitoes: 1. Chemical Signals. 2. Skin Temperature and Moisture. 3. Skin Bacteria. 4. Blood Type. 5. Clothing Color. 6. Skin Care Products. Prevention Tips. Dr mohamed ibrahim CCN/LB
Heerka sonkorowga oo aan xadidnayn kaas oo sarraysa marwalba(250mg/dl isaga oo qofku qaadanaya dawadiisa ) waxa loo yaqaan hypgerglycemia. Badanaa xaaladdan waxa ay ku timaadaada dadyowga la nool xanuunka macaanka. Daawada oo aan si saxan loo qaadan iyo cuntada qofka oo aan raacin sidii lagula taliyey waxa ay keenaysaa in heerka sonkortiisu ay aad u saraysanto. Siyaabaha uu heerka sonkortu …