Month: May 2019

XANUUNADA DILAACA XILLI ROOBAADKA.

Xilli roobaadku waa nimco ILAAHAY inoogu deeqay . Maadama inbadan abaar iyo  bayloof badani ay jireen ,dhulka xoolihii ku dhintay ,qashinka ,biyaha uskaga ah iyo dhamaan qashin saarka dadka iyo xayaawanku xilli roobaadka waxa ay dhaliyaan xanuun badan , xanuunadaa waxa kamid ah :- Xanuunada beerka ku dhaca. Daacuunka. Xanuunad bacteria yadu ay keento. Xumadda tayfoodha(typhoid fever). Xanuunada Gaardilambiyada(gardilambia). XANUUNADA …

QABSIN..

Caabuqa ku dhacaya xubinta luqada qalaad lagu dhaho(appendicitis) ayaa loo yaqaan qabsin. Qabsin waa xubin yar  habka shaqadeedana lagu tiriyo difaaca jidhka ayaa waxa ku dhaca caabuq (barar,casaan iyo xanuun.). Waa xaalad caafimaad oo degdeg ah sida ugu fudud ,laguna yarayn karo cawaaqib xumada ka dhalan karta oo ah in uu dilaaco ayaa ah in qalniin lagu sameeyo degdeg ah. …

Baabasiir (Haemorrhoids)

baabasiirtu waa xidido laamo aad moodid oo ku yaal halka ugu danbaysa malawadka ee saxaradu soo marto. babaasiirta dibadda kutaal hadii aan la daawayn waxa ay keeni kartaa oo kale in babaasiir guduhuna ay samaysanto. qofkiina uu sidaas ku qaadi karo babaasiirta dibadda iyo babaasiirta gudaha . Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka …

MAXAA KA MID AH WAXYAABAHA AMA QALABKA CAAFIMAAD DARADDA U KEENAYA UBADKA.

Qalabkaas waxa kamid ah : MASAASADAHA. Masaasadu  waa qalab  dareero ah oo ubadka wax lagu siiyo marka uu naaska hooyadu uu gudhan yahay. Masaasaddu  waa labo mid quraarad ama dhalo ka samaysan iyo mid kasamaysan caag . 1)MASAASADDA KA SAMAYSAN CAAGGA AMA PLASTIC-GA Masaasadda ka samaysan caagga ama plastic-gu waa mid kamid ah qalabka aynu u isticmaalno ubadku marka ay …

waa maxay cawaaqib xumada ka dhalata qanjo-xanuunka.

Sida ay nu wada ogsoonahay qanjo xanuunku waa mid ku badan dadkeena soomaaliyed . Caabuqa ku imaada qanjaha waxa sababa BACTERIA . Bacteriyada qanjuhu waxa ay u yihiin deegaan ay kunoshahay ,marka waxyaabaha ay ku korosay ay hesho ,habka difaacuna uu diciifo ayaa ay ku keenaysa caabuq. Bacteriyada sababta waxa loo yaqaan STREPTOCOCCUS BACTERIA. CALAAMADAHA QANJO XANUUNKA. Cassaan. Qaraac badan. …

Arterial Blood Gases.

An ABG is a blood test that measures the acidity, or pH, and the levels of oxygen (O2) and carbon dioxide (CO2) from an artery. The test is used to check the function of the patient’s lungs and how well they are able to move oxygen and remove carbon dioxide. This test is commonly performed in the ICU and ER …

10 Tips for Preventing Infections Before and During Pregnancy

Some infections before and during pregnancy can hurt both you and your developing fetus. They can cause serious illness, birth defects, and lifelong disabilities, such as hearing loss or learning problems. Here are 10 tips to help prevent infections before and during pregnancy: 1.Protect yourself from Zika virus.Zika virus can be passed from a pregnant woman to her fetus during …

CUNTOOYINKA KU HABOON IYO CUNTOOYINKA KU HABOONAYN DADKA QABA XANUUNKA GASTRITIS(GASTARIDA).

Xanuunka gastric-gu waa xanuun aad u halis badan sidoo kale dadkeena iyo  soomaalidaba ku badan. Xanuunkan waxa lagu tiriyaa mid kamid ah caabuqyada caloosha ku dhaca. Xanuunka gastric gu waxa uu noqon karaa mid  kusoo bodo ah ama cusub iyo mid soo jiitamayey muddo.  Xanuunka gastric waa xanuun laga bogsan karo hadii daawada iyo cuntadaba la ilaaliyo ,dadka xanuunkan qaba …

WAA MAXAY OOF?

Oof tu waa caabuq ku dhaca  mid ama labada sanbab. Waxa sababi kara bacteria,virus iyo fungus. Ooftu waxa ay sababi kartaa in kiishashka qaabilsan hawo isku bedelka oxygen iyo qashinka hawada ah ee carbon dioxide  in caabuq uu ku dhaco malax iyo dareere ay yeelato taasina ay sababi karto neef qabatow. CALAAMADAHA XANUUNKA OOFTA. Calaamadaha oofta waxa  ay noqon karaan …

DADKA LOO OGOLAYN DAAWO ISTICMAALKA FUDUD.

DADKA LAGA FOGEEYO DAWOOYINKAA. Daawo  waa waxyaalo chemical(kiimiko ah) oo la isku dardaray si  loogu daaweeyo xanuuno . Daawooyinka kale duwani laba si ayey ushaqeeyaan si ay jidhka shaqadiisa caafimaad ahaan usii wadan iyo si ay shaqada caafimaad ee jidhka hoos ugu dhigaan.  Xaaladaha caafimaad darro ee lasoo darsa habsami usocodka shaqada jidhka mid walba waxa ay leedahay xaalad loola …