DIGNIIN ISTICMAALKA BADAN EE MOOBEELADA AMA TELEEFANKA GACANTA AYAA KHATAR WEYN U KEENI KARA HOOYADA UURKA LEH ILMAHA AY SIDO

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Haweeneyda isticmaasha taleefannada gacanta marka ay uur leedahay waxay u badan tahay inay ay dhasho carruur leh dhibaatooyin maskaxeed iyo dabeecadeed waxbarashaduna ay aad ugu adagtahay sida ku cad cilmi baaris rasmi ah oo waqti badan qaadatey oo ayaan dhaw lasoo daabacay.

Sidoo kale caruurta ka yar 7sano ee isticmaala teleefanada ayey saameyn maskixiyan ah ku keeni kartaa maskaxdooda,

Daraasadaan weyn ee lagu sahamiyey in ka badan 13,000 oo carruur oo hooyooyinkood ay teleefanka isticmaali jireen laba ama saddex jeer maalintii ayaa kor u qaadey khatarta ay ku leeyihiin ilmahooda horumarinta macquulnimada iyo dhibaatooyinka xagga dhaqanka, caadifadda, waxbarashada iyo xidhiidhada dadwaynaha.

Cilmi basritaan waxaa sameeyey jaamacadaha universities of California, Los Angeles (UCLA) iyo Aarhus, Denmark.

Fadlan hadii aad jeceshahay caafimaadka iyo badqabka caruurtaada aadna jeceshahay in aad dhasho ilmo firfircoon Ka dheeroow isticmaalka badan ee teleefanka marka aad uurka leedahay,
Sidoo kale mar ay ka yaryihiin 7sano caruurta ha u ogolaan isticmaalka teleefanka.

U SHARE garee ama gaarsii hooyooyinka Soomaaliyeed si ay digniintan u gaarto ama halkaan uga wac mid ama labo

Dr Amen