Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Qalabkaas waxa kamid ah :
MASAASADAHA.
Masaasadu waa qalab dareero ah oo ubadka wax lagu siiyo marka uu naaska hooyadu uu gudhan yahay.
Masaasaddu waa labo mid quraarad ama dhalo ka samaysan iyo mid kasamaysan caag .
1)MASAASADDA KA SAMAYSAN CAAGGA AMA PLASTIC-GA
Masaasadda ka samaysan caagga ama plastic-gu waa mid kamid ah qalabka aynu u isticmaalno ubadku marka ay yaryaryihiin .
Caafimaad ahaan plastic-gu uma wacnaha caafimaadka ubadkah iyo caafimaadka dhaman aadamaha ,waxa la xaqiijiyey dhaman qalabka laga sameeyo waxyabaha plastic-ga ama caaggu in ay sababi karaan cancer kansar.
Sideebay usababi karaan kansar?
Waxa ay u sababi karaan plastic gu waxa ku badaan maadoh sababta kansar ka ,hadi ay ku badantahay maadada kansarka keenta miyeyna markaa sababayn kansar haaa way sababaysaa.
Masaasaddu caafimaad ahaan ma wacna laba sababood waa takoowade hooyada waxa haboon in ilamaha ay siiso caanaha naaska .
Waa labaade waxa haboon masaasada inta mujuraca ah waxa laga sameeyey caag ilmaha yar afkiisa waxa lagayaaba in uu jarjaro xaalad caafimad xumo ahna uu ka qaadoh.
Inta badan waxa dhacda ilmuhu marka uu weynaado in mujuraca ama qaybta afka uu galinyo in uu goosto kadib uu liqo kabacdi waxa dhacda in halkaas uuka qaado sumow ama caaga goo’go ah ee uu liqay meel ay xidho.
2)FURARKA QALIMAANTA .
Ilmo yar oo da’diisu ay tahay 9 jir ayaa habeen isniin ah la keenay 7:30 habeenimo dhakhtar ku yaal hargeisa ,ilmaha yar caafimaadkiisu muu wacnayn inta uu socday ,marka uu fadhiisto ee uu dhaqdhaqaaqa uu joojiyo ma dareemayo xanun iyo degenaanshiyo la’aan.
Ilmahan yar waxa uu liqay qalimaanta hada aad loo istimaalo furka waxa ku xidhan qayb yar oo loogu talo galay in jeebka uu ku hayo ama lagu qabtoh si aanu u dhicin qalinku.
Qaybtaa yar ayaa uu liqay hungurigii waa uu dhaafay caloosha ayaa uu tagay.
Xaalada ilamaha yar waxa lagu go’aamiyey qalniin.
Waa la qalay waa laga soo saaray . Hadii ilamaha yar laga ilaaliyo ama laga fogeeyo waxyaabaha ku gadaaman ee inta badan aynu isticmaalno dadkeena waaweyn ilmaha yar wax dhibaato ah ama dhibaatadu waa ay yaraanaysaa