Marxaladaha guurku waxa ay maraan saddex marxaladood. Marxaladba marxalada ay ka danbayso way ka hawl iyo culays badantahay. MARXALADDA KOOWAAD EE UURKA. Marxalada koobaad ee uurka albaabka makaanku waa uu jilcaa kadibna waa uu furmaa cabir ku dhow 10 centi-meter. Xaaladan inta badan waxa ay qaadata saacado iyo maalmo ,marxaladan hooyada waxa lagu arkaa xanuun iyo degenaanshiyo la’aan. CALAAMADAHA LAGU …
Cunitaanka joogtada ah ee kalluunka waxa uu ka caawiyaa dadka, kana hor tagaa xanuunno badan oo halis ah. Saliidda kalluunka loo yaqaan Salmon waxa uu leeyahay oo uu qani ku yahay duxda loo yaqaan (omega-3 fatty acids) Kalluunku waa cunto runtii aad u muhiim ah, waxaana ka buuxa fiitamiino iyo macdanno, kuwaasoo ay ugu muhiimsan tahay duxda omega-3 fatty acids, …
Bogga Internetka ee Fitness oo ka faallooda arrimaha caafimaadka ayaa qoray qaar ka mid ah faa’idooyinka ay raqaygu u leeyahay caafimaadka. Boggan laga leeyahay dalka Maraykanka oo qormadiisan waxa uu sheegay in raqayga ay ku jiraan Fiitamiinno aasaasi ah oo aad u tiro badan, sida Fitamiinka C, sidoo kalana ay ku jiraan maaddooyin si dabiici ah jirka u xuub siiba …
1= markaad hurdada subaxdii ka soo kacdo in aad cabto biyo badan ayaa jirka ka caawinaysa in ay si fiican u shaqeeyaan xubnaha uur ku jirta, sida caloosha, kelyaha, beerka iyo wadnahaba. 2= markaad shaqo adag qabato ama aad jimicsi ama orad sameyso in aad biyo badan cabto ayaa ka caawineysa wadnuhu in uu garaaciisii caadiga ahaa ku soo laabto. …
Inta lagu jiro bisha Ramadaan dadka qaar ayaa ka eed sheegta caafimaad xumo la xiriira cuntada. Halkaan waxaan idin kugu soo bandhigayaa 7 arimood oo kor u qaadi kara caafimaadkaaga inta lagu jiro bisha Ramadaan. 1. Cun saxuurta – muhiimada ay leedahay saxuurta waa mid dhamaanteen aan wada ognahay iyo xitaa in ay sunno tahay balse caafimaadkaaga ayay muhiim u tahay …
Baadhitaano tiro badan oo laga sameeyay shaqada habeenkii ee haweenka iyo saamaynta ay ku yeelan karto, caafimaadkooda ayaa lagu ogaaday, in halis badan ay u leedahay caafimaadka haweenka, kuna keento cuduro tiro badan oo ay ka mid yihiin, xanuunka Kansarka ku dhaca naasaha. Baadhitaankii ama daraasadii ugu danbaysay oo laga sameeyay dalka Faransiiska ayaa cadaysay, in soo jeedka iyo shaqada …
Haweeneyda isticmaasha taleefannada gacanta marka ay uur leedahay waxay u badan tahay inay ay dhasho carruur leh dhibaatooyin maskaxeed iyo dabeecadeed waxbarashaduna ay aad ugu adagtahay sida ku cad cilmi baaris rasmi ah oo waqti badan qaadatey oo ayaan dhaw lasoo daabacay. Sidoo kale caruurta ka yar 7sano ee isticmaala teleefanada ayey saameyn maskixiyan ah ku keeni kartaa maskaxdooda, Daraasadaan …
BABAYGA SANJABIISHA Babaygu waxa uu dhiiri galiya qulqulka dhiiga caadada in uu si xiriir ah ay u hesho haweynaydu cabitaanka babayga oo si xiriir ah aad u wado dhowr bilood ayaa kaa caawinaysa in ay kuu saxanto caadadu xanuunka caadadana ay kaa yareyso, balse ma fiicna in la cabo babayga xiliga ay caadadu ay kuu joogto. Kululeeyso galaas biyo ah oo …