Month: June 2019

MOBILE KA IYO DHIBAATADIISA CAAFIMAAD.

RAGGA. Hadii aad tahay nin oo aad jeebkaaga ku qaadatid mobile shidan xaaladaada caafimad ee xubanaha taranka hoos u dhac ayaa ku iman kara. Sababta ugu weyn ay tahay falaadhaha radiation ka ee mobile ka iyo taawarka. MOBILE –LADA IYO MADHALAYSNIMADA. Xubinta taranka ee raga ALLE waxa uu usameyey meel u samaysa biyaha ay kujiraan  ugxan sideyaasha  . Mobile ka …