Qashin saaridda jirka waxa kaliya ay sameyn karto ma ahan qurxinta maqaarka, ee waxey kaloo siyaadin kartaa heerka tamartaada, kor uqaadista habka dheefshiidka iyo yareynta miisaanka. Qashin saaridda jirka ma ahan arin si dhaqsa ah uridda miisaanka. Ujeeda waa in culeyska laga qaado xubnaha jirka qashin saara sida kilyaha, beerka iyo mindhiciraha sidoo kale qashin saarka wuxuu kor uqaadayaa shaqada xubnahaas. …
Waxaa caadi ah in subag yar uu ku sameymo gudaha beerka. Laakin hadii heerka subaga uu ka bato 5 ilaa 10 boqolkiiba miisaanka beerka, waxaa dhacaya cudurka beer subaga Waxaa jira laba nooc oo beer subag ah, waxey kala yihiin Cudurka beer subaga ka dhasho khamriga Cudurka beer subaga ee aan khamriga ka dhalan Dumarka waxaa ku dhici karo cudurka …
Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo. Xameetida waxa ay ku xirantahay beerka iyo xiidmaha yar yar qaab taxane ah kuwaas oo waddo u ah dheecaanka bayl. Dhagxaantaan ayaa ku …
E coli waa magaca loo yaqaan jeermis, ama bakteeriya, kunool habka dheefshiidka dadka ama xayawaanka. Waxaa jira noocyo badan oo jeermiskaan ah, balse intooda badan wax waxyeela ah malahan. Laakiin qaarkood waxay sababi karaan shuban dhiig wata. Sidoo kale qayb kaloo kamid ah geermiska E.coli waxay sababi karaan dhiig la aan ama waxay sabab u noqon karaan hawlgabnimada kelyaha, taasina waxay …
1. No Breakfast. People who do not take breakfast are going to have a lower blood sugar level. This leads to an insufficient supply of nutrients to the brain causing brain degeneration. 2. Overeating. It causes hardening of the brain arteries, leading to a decrease in mental power. 3. Smoking. It causes multiple brain shrinkage and may lead to Alzheimer …
Daawada amoxicillin waa mid ka mid ah daawooyinka loo isticmaalo in lagu daaweeyo caabuqa ay keento ilmo aragtayda aadka u yar yar ee BACTERIA. waxa laga soo maanguuriyey ambasalin(ampicillin). dawadan waxa aad loogu isticmaala caabuqa ku dhasha dhagaha,cunaha,maqaarka,kaadi-haysta iyo oofta. DAAWADA AMOXICILLIIN SIDEE AYEY USHAQAYSAA. ilmo aragtyda bakteriyada waxa ay samaysaa koritaan 20 MINUTE waxa ay dhasha 2 BAKTERIYA,SAACADDI 8 …
Timuhu waxay ka sameysan yihiin nooc borotiin ah oo loo yaqaan keratin kaasoo laga soo daayo daldalooda yar yar ee timuhu kasoo baxaan. Marka daldalooladan yaryar ay soo saaraan unugyo cusub oo timo ah, kuwii hore banaanka ayaa loo saarayaa si kuwa cusub boos loogu helo. Madaxa qofka wayn wuxuu leeyahay ugu yaraan 100,000-150,000 waxaana maalin kasta dhunta ilaa 100 kamid ah timahaas. Koritaanka timaha …
Maxaad samayn lahay hadaad soo dul istaagto qof dhulka yaala ama aad la kulanto qof si lama filaan ah joogga ama istaagga uga dhacay! Ma ogtahay inuu jiro jaanis aad ku badbaadin karto naf, taasoo ah abaalka ugu weyn ee aad qof u gasho. Mase loo baahan yahay in qof walba la baro habka si ay bulshada uga qayb qaadato …
Burseel waa xanuun ka dhasha infekshan ka yimaada xoolaha una gudba dadka ka ag dhaw xoolahaas ama dadka dhaqda xoolaha. Cudurkaan wuxuu aad ugu badan yahay dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool hilibka, caanaha iyo nafaaciga kale ee xoolaha laga helo. Cuudrkaan waxay dadku ka qaadaan caanaha aan la kululayn ama si toosa xoolaha looga soo liso ee aan …
Cudurka duumadu wuxu ka midyahay cudurada la kale qaado, waxaana gudbisa kaneecada nooceeda dhedig (female Anopheles),Si cudurku u jiro waxaa loo baahanyahy in la helo kaneecadi gudbin lahayd, maadadi cudurka (Plasmodium) iyo qofki marti gelin lahaa. Kaneeco kasta oo ku qaniinta ma ahan inay cudur wado, nooca labka (male) ee kaneecadu dadka ma qaniino, sidoo kale u jeedka kaneecadu kuu …