XAKAMEE BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

biyaha aan nadiifta ahayn ee guryaha kasoo baxdaa waa biyo saamayn xoogan ku haya bilicda iyo nadaafada deegaanka.

Biyaha aan nadiifta ahaayn waa biyo lasocdaan waxyaabo kiimikooyin ah oo marka isla falgalaan biyaha iyo kiimikadu keeni kara ur qadhmuun ,kiimikadaa biyaha la socotah waxay dhaawici kartaaa deegaaanka  .

Xanuunada ka dilaaca biyaha iyo cayayaanka ka dilaacaba waxa sabab u ah biyaha  aan nadiifta ahayn ee fadhiya guryaheena hortooda.

Si degaankeenu unoqdoh  deegaan nadiif ah waa in aynu xakamayno waxyaabaha  aan nadiifta ahayn ee dhibaatada ku  hayah deegaanka.

XANUUNO MAKA DHALAN KARAAN BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN EE GURYAHEENA KASOO BAXA??.

Xanuuno aad iyo aad ubadan ayaa ka dhalan kara biyaha aan nadiifta ahayn ee guryaheena kasoo baxa .

Xanuunada ka dhalan kara waxaa kamid ah (daacuunka,shubanka,duumada,xundhurta iyo tayfoodha.)

Dhamantood waxa sabab u ah ilma aragtayda ku dhalatay biyaha aan nadiifta ahayn ee guryaheena kasoo baxaya waxa lagayaba in biyaha-si in lagu hor quboh ama bulaacada dibadda ubaxaysa laga sii daayo taasina ay sababi kartoh xanuunada kor kusoo xusnay.

BIYAHAAS AAN NADIIFTA AHAYN  SIDEE LOOGA ILAALIN KARAA DEEGAANKA?

 Xalka ugu dhow ee lagaga ilaalin karaah waxa weeyi biyaha dibadda ubaxaya in godka bulacada weyn lagu shubo .

Hadii biyaha aan lagu darin waxyaabaha kiimikadu ku jirto sida taydha ,saabuunta iyo detol sha waxa muhiim ah biyaahaa in geedaha iyo dhirtaa lagu waraabiyo sababtuna ay tahay kuma jiraan wax geedka dhib u keenayaha.

BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN EE GURIGA HOR FADHIYA SIDEE LAGAGA HORTAGI KARAH IN XANUUN KA DHASHO.

  • Biyaha helay meel ay fadhiistaan waa inaad ku dartaa saliid si ayna ugu dhalan kaneeco ,ama se hadii ay ku dhalatay ayna uga badbaadin ee ay halkaas ugu dhimatoh.
  • Biyaha kasii daaa ama dhur adiga oo xidhanayah gloves iyo dhar adag.
  • Booska biyuhu fadhiisanayaan buuxi sida dhagax ama shub .
  • Guriga ka yaree duqsiga iyo kaneecada adiga oo ka hortagayah in ay soo galaan.
  • Ilmaha  yar yar udiid inay baxaan ama ka agdhawaadan goobaha biyo fadhiisinka leh waayo waa ay u nugul yihiin xanuunada.

JOOJI BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN EE AAD KASII DAYNAYSID BULAACADAHA .

JOOJI BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN EE GURYAHAHEENA KU HOR SAYDHAYSAAN .

                        UMA FIICNA CAAFIMAADKEENA!!!!!!!!!!