Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Timo daadashadu waa caqabad iyo dhibaato haysata dhamaan bulsh weynta aduunka dafihiisa ku kale nool.
- si joogtoh ah madaxaaga u maydh adigoo isticmaalayah shaanboo.
- isticmaal vitamins ka kale duwan sida vitamin A,vitamin B iyo vitamin E dhamaantood waxa ay u fiican yihiin timaha .
- isticmaal cuntooyinka protein ku ku badan yahay sida cunto wadaniga,kalluunka iyo beerka.
- Isticmaal saliida madaxa adiga oo aad u wada gaadhsiinaya dhaman timaha waxa ay caawisa in godadka tintu awod ay yeelato.
- Jooji feedhida timaha qoyan.
- Isticmaal toon iyo basal aad karkarisay kadib madaxa marih ,waxa la xaqiijiyey in madooyin ku jirah ay awood siiso samaysanka iyo horurmarka kale duwan ee timuhu sameeyaan xiliga koritaanka.
- Timaha utaah si iskood ah in ay u qalalaan.
- Jooji isticmaalka alkoosha.
- Jooji sigaar cabista.
- Sameeh jimicsi badan.
- Bil walba ama sanad walbah xaalada caafimaadkaga dib u eegis ku sameh.
- Ha isticmaalin daawo aanu dhakhtar kuusoo qorin wxa lagayaabaa dhibaatadeedu inay daadin kartoh timaha.
- Ka fogow kiimikooyinka ku jirah kiriim yada waxay dhaawici karan godadka timaha ay kasoo baxaan.