Month: July 2019

Laab jeex.

Hunguriga iyo caloosha waxaa udhaxeeya muruq yar kaasoo sida caadiga ah xirma ama guntima marka ay cuntadu u gudubto caloosha waxaana loo yaqaana LOWER OESOPHAGEAL SPHINECTOR. Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in acid iyo waxyaabaha kale ku jira caloosha ay si fudud ugu soo gudubto hunguriga taasoo sababta laabjeex. Caloosha waxa ay lee dahay …

KANSARKA KU DHACA MINDHICIKARA WEYN.

Mindhicirka weyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jidhka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn wuxuu aafeeyaa dadka waa weyn ee da’da ah. Kansarka mindhiciradu waxa uu ku bilowda xaalad loo yaqaan bening waa mid ka mid ah kansarka qaybihiisa buro yar oo kale ah laakin aan samaynayn koritaan ,fiditaan qofkana aan dhibaato ku …

Kansarka afaafka ilmo-galeenka ku dhaca.

Qeybta u dhexeysa godka xubinta taranka iyo minka waxaa loo yaqaanaa cervix, kansar ku dhacda qeybtaan ayaa sababa in si aan caadi ahayn ay u koraan unugyada kuyaalaha ilmo mareenka, tani waxay sababtaa in uu isbadalo qaab dhismeedka iyo shaqada caadiga ee ilmo mareenka. Kansarka noocaan ah waxuu kamid yahay kaankarooyinka ugu khatarta badan ee ku dhaca dumarka gaar ahaan xubnaha taranka. Si …

GONNORHEA(WARAABOW).

Xanuunka waraabow waa caabuq lagu kale qaadoh galmoh ,raga iiyo dumarku waa ay u siman yihiin dhibaatada xanuunka . Xanuunka waraabowgu waxa uu ku imaadaa mid ahaan  raga iyo dumarka ayaa qabah xanuunka , waxa uu ugu gudbinayaaa ka kalena galmoh ama dareeraha jidhka  oo is gaadha. Ilmaha yar ee naaska quudanayah waa uu qaadi karaah xanuunka hadii hooyadu ay …

Caafimaadka ilkaha.

Ilkuhu waa qayb muhiim ah oo kamid ah jirka aadanaha kuwaasoo qabta shaqo aan xubnaha kale ee jirku qaban karin, ilkuhu waa xubnaha inoo sahla inaan wax cuno, waxay kaloo noo sahlaan inaan dhoola cadayno ama qosolno, sidoo kale ilkuhu waxay kaqayb qaataan quruxda qofka. Waxaa laga yaabaa in dadka qaarkiis u maleeyaan in ilkuhu yihiin wax aan noolayn balse …

13 QODOB OO AAD KAGA HORTAGI KARTID TIMO DADASHADA.

Timo daadashadu  waa caqabad  iyo  dhibaato haysata dhamaan bulsh weynta aduunka dafihiisa ku kale nool. si joogtoh ah madaxaaga u maydh adigoo isticmaalayah shaanboo. isticmaal vitamins ka kale duwan sida vitamin A,vitamin B  iyo vitamin E dhamaantood waxa ay u fiican yihiin timaha . isticmaal cuntooyinka protein ku ku badan yahay sida cunto wadaniga,kalluunka iyo beerka. Isticmaal saliida madaxa adiga …

XAKAMEE BIYAHA AAN NADIIFTA AHAYN.

biyaha aan nadiifta ahayn ee guryaha kasoo baxdaa waa biyo saamayn xoogan ku haya bilicda iyo nadaafada deegaanka. Biyaha aan nadiifta ahaayn waa biyo lasocdaan waxyaabo kiimikooyin ah oo marka isla falgalaan biyaha iyo kiimikadu keeni kara ur qadhmuun ,kiimikadaa biyaha la socotah waxay dhaawici kartaaa deegaaanka  . Xanuunada ka dilaaca biyaha iyo cayayaanka ka dilaacaba waxa sabab u ah …