Month: August 2019

CAABUQA CUSBITAALADA.

Isbitaallada waxaa laga qaadaa xanuunno halis ah oo badanaa daawooyinka antibiotics-ka aan waxna ka tarin, fadlan ku dadaal in aad la xiriirto isbitaal nadaafaddiisa ay fiican tahay, haddii aad qof xanuunsan isbitaal ku booqanaysid, taxaddar dheeraad ah samey, marka aad galayso iyo marka aad ka soo baxaysane gacmahaaga ku dhaq biyo iyo saabuun ama daawooyin loogu talagalay qeybaha isbitaalka qaarkiis. …

Waa maxay sanboor?

Sanboor  waa nooc kamid ah xasaasiyadaha, waxaa sababo xasaasiyad kiciye aan inta badan dhib u laheyn jirka. Sanboorku waa falcelin aan caadi ahyn oo uu jirka la sameeyo walxa aan dhibaato u kuhayn jirka. Manka ayaa ah xasaasiyad kiciyaha ugu badan ee sababo samboorka. Maxaa sababa sanboor? Marka jirkaaga uu la sameeya xiriir xasaasiyad kiciye, jirku wuxuu soo daayaa maado la …

Hypophosphatemia.

is an electrolyte disorder in which there is a low level of phosphate in the blood. Symptoms may include weakness, trouble breathing, and loss of appetite. Complications may include seizures, coma, rhabdomyolysis, or softening of the bones. Causes. Hypophosphatemia can occur by one or more of three primary mechanisms: (1) inadequate intestinal phosphate absorption, (2) excessive renal phosphate excretion, and …

Cellulitis.

Cellulitis. Cellulitis (sel-u-LIE-tis) is a common, potentially serious bacterial skin infection. The affected skin appears swollen and red and is typically painful and warm to the touch.Cellulitis usually affects the skin on the lower legs, but it can occur in the face, arms and other areas. It occurs when a crack or break in your skin allows bacteria to enter.Left …

Yersiniosis (Infekshanka Yersinia ee Mindhicirrada)

WAA MAXAY? Yersiniosis-ka waa infekshan mindhicirrada (caloosha) gala oo u keenay baktiiryada (jeermiska) loogu yeero Yersinia enterocolitica.Baktiiryada waxaa laga helaa saxarada dadka iyo xayawaanka, qaasatan qaansiirka.Yersinia enterocolitica badanaa waxaa ay saameysaa carruurta. CALAAMAADKA Calaamaadka caadiyan waxaa ay billawdaan 3 illaa 7 cishood kaddib marka laga ag dhawaado waxaanna ka mid ah:ShubanCalool xanuunXummadCalaamaad kale sida lalabo ama matagMararka qaarkood calaamaad ma …

Maxaad Ka Ogtahay Hargabka Doofaarka?

• Dhacdooyinka hargab doofaarka ee imika la xaqiijiyey in uu ka jiro dhowr wadan oo dunida ah. • Iyadii oo ay muhim u tahay caafimaadka dadwaynaha barashadda sida ugu badan ee suuragal ah tan la xiriira xaaldahaa, hadana xaaldaha inta la ogaaday imika ma ahan mid wax bandanna ka duwan marka loo eego hargabka caadiga ah. Khatarta• Sida xanuunadda kale ee …

Muhiimada Lowsku U Leeyahay Caafimaadka Lafaha Caruurta.

In badan oo hore ayaa waalidiinta lagula taliyey inay ubadkooda siiyaan caano badan iyo cuntooyinka kale ee ay ka buuxdo macdanta Calsium si caafimaadka lafahooduu fiicnaado, balse cilmi-baadhis khubaro caafimaad oo Maraykan ah ayaa iftiimiyey in lowsku muhiimad weyn u leeyahay korriinka lafaha carruurta yaryar. Daraasaddan oo lagu soo bandhigay kulan ururka dhakhaatiirta cudurrada carruurta ee dalka Maraykanku ku yeesheen …

Faa’iidooyinka Xulbada.

Xulbadu (fenugreek) waa dhir-daweed waxtar badan waxaa ka buuxo borotiin waxayna leedahay faaido nafaqo oo aad balaaran. 1-kii qaado ama malqacad oo xulbad ah waxaa ku jira nafaqooyinkan: 35.5 oo kaloori ah 6.4 garaam oo kaarbohaydareed ah 2.5 garaam oo borotiin ah 0.7 garaam oo dufan ah 2.7 garaam oo fiber ah 3.7 miliigaraam oo bir ah 21 miligaraam oo macdanta magnesium …

Peripheral neuropathy.

Peripheral neuropathy, a result of damage to the nerves outside of the brain and spinal cord (peripheral nerves), often causes weakness, numbness and pain, usually in your hands and feet. It can also affect other areas of your body. Your peripheral nervous system sends information from your brain and spinal cord (central nervous system) to the rest of your body. …