Cunnooyinka oo dhan waxaa si dabiici ah looga helaa tira yar oo bagteeriya ah. Laakin hadii aan cunnada loo maareynin ama loo keydinin si wanaagsan waxaa ka dhalan kara bagteeriya badan oo six xad dhaaf ah ugu dhalata cunnada. Ku dulnoole, fayrus, sun iyo kiimikooyinka waxey sidoo kale wasakheyn karaan cunnada kedibna qofka cuna waxey ku sababi karaan xanuunno. Calaamadaha …
Margasho waxey dhacdaa marka wax shisheeye ah ay xanibaan hunguriga ama hawa mareenka. Dadka waa weyn waxey inta badan ku margadaan cunno, halka caruurta ay kumargadaan waxyaaba yaryar oo ay liqeen. Maadaama margashada ay maskaxda ka xanibeyso ogsijiinta, waa muhiim in qofka si degdeg ah loogu gargaaro. Calaamadda caalamiga ah ee lagu yaqaano mergashada waa in qofka labadiisa gacmood ay …
Fuuqbaxu waa xaalad timaada marka uu jirkaaga lumiyo in ka badan xaddiga dareere ee aad qadatay. Sida ugu badan oo uu jirkaaag ku lumiya dareeraha waxaa ka mid ah dhidid xad dhaaf ah. Qofka caadiga ah waxa uu u baahan yahay in ku dhow 3 litir oo biyo ah maalintii .Inkastoo qofka dhaqdhaqaaqiisa badan yahay iyo dadka ka shaqeeya goobaha …
Xanuunka gout-ku waxa xanuun ka yimaada cawaaqib xumada xanuunka romatiisamka . Xanuunka gout-ku waxa uu caan ku yahay ,kale goys xanuun,barar ,cassaan, kaar aad u daran iyo degenaan shiyo la’aan laga dareemo kale goysyada. Xanuunka gout ka habeenki qofka maadaama heerka sonkortiisu ay sarayso waxa kordhaya maadada sababaysa xanuunka goate ,maadadan oo ku badanaysa kale goys-yada jidhka sida miskaha,laalaabatooyinka jidhka …
Heart disease describes a range of conditions that affect your heart. Diseases under the heart disease umbrella include blood vessel diseases, such as coronary artery disease; heart rhythm problems (arrhythmias); and heart defects you’re born with (congenital heart defects), among others. The term “heart disease” is often used interchangeably with the term “cardiovascular disease.” Cardiovascular disease generally refers to conditions …
Muxuu yahay? Xiiq dheerta, sidoo kalena loo yaqaano qufaca xiiq dheerta, waa jiro qufac oo aad la isugu daarto kaas oo ka imaada bakteeriyada, xiiq dheerta Bordetella. Dadka dhammaan da’ooyinka oo dhan way qaadi karaan cudurka xiiq dheerta, laakiin dhallaanka ayaa waxay ugu jiraan khatar aad u sareysa oo ah qandho daran, isbitaal dhigid, iyo dhimasho. Haweenka uurka leh kuwaas oo …
Sonkorta dhiiga ee hoos u dhacda waxaa inta badan lala xiriiriyaa dawooyinka loo qaato sonkoroow, sidoo kale waxaa sababi karo xaalado kala duwan. Xalaadaan ma ahan xanuun ee waxey tilmaameysaa in ay jirto dhibaato caafimaad. Dawada degdega ah ee lagu daweeyo marka sonkorta dhiiga ay hoos u dhacdo ayaa ah in laqaado tillaabooyin degdeg ah oo kor loogu qaado sonkorta ama …
Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa uu dhaawac u geystaa dareemaha iftiinka (optic nerve) waxana uu sababaa lumis arag. Badanaa marka hore waxa waxyeelo soo gaaraa aragga dhinacyada, taasoo ay ku xigto aragga xagga hore. Noocyada …