Month: September 2019

XANUUNADA FUNGUS KU KEENO YAA U HALIS AH?

Fungus-ku waa ilmo aragtay  kunool degaanka iyo noolaha dushiisaba. Xanuunada kale duwan ee uu sababo ilmo aragtay fungus ku waxa ay dhaawacan oo ku faafaan dhaman waxyaaha iyo habdhisyada muhiim ka ah ee jidhka sida maqaarka,maskaxda ,uurku jirta ,xubnaha taranka iyo habdhiska hawo mareenka. Maqaalkan kooban waxa aynu eegi doonaah yaa halis ugu jira xanuunada uu keeno fungus-ku ? Dadka …

Maxaa Sababa Shubanka?

Shubanka waa xaalad saxara jilicsan oo joogta noqoto, caadi ahaan soconaysa dhowr maalmood oo inta badan joogsada bilaa dawo. shuban waxaa lala xiriiriyaa amaba keena infekshan, bakteeriyo iyo mararka qaarkood natiijo ka timid cuno lagu sumoobay. Marka uu xanuunka shubanku raago sida caadiga ah waxa ay ka dhalataa cudur ama xanuun ku dhaca mindhicirada. Shubanka waa dhibaato ay la kulmaan dadka badankooda …

CABITAANKA BAYTARAAFKA: Cudurrada Uu Dawada Ka Yahay.

Geedka loo yaaqaano baytaraafku wuxu leeyahay faa’iidooyin tiro badan gaar ahaana wakhtiga ramadaanta kaasoo aan keenayn in miisaankaaguna kordho, waxaad cabbi kartaa xilliga afurka si aad uga heshid nafaqooyin badan oo ku jira. Faa’iidooyinkiisa badan ee uu leeyahay cabitaanka laga shiido baytaraafku tiro maleh, waxaana ka mida inuu daawo ka yahey dhiiig yaraanta, babaasiirta, kalyo xanuunka, toxobta madaxa, dheefshiidka, calool …

Kansarka hunguriga.

Hungurigu waa xubin qaali ah kaasoo ka qayb qaata gaarsiinta quudka qaybaha kala duwan ee dheefshiidka. Tuuubadaan oo soo qaada cunnada aynu liqno ayaa u gudbisa caloosha halkaaso cunadda lagu qaso dheecaanada kala duwan ee laga soo daayo gidaarada caloosha si looga nadiifiyo ilmaqabatada iyo jeermiska looguna diyaariyo si in lagu dheefshiido mindhicarada. Kaankarada ku dhacda hunguriga ayaa saamayn karta …

JOONIS CASSAHA.

Waa caabuq uu dhaliyo ilmo aragtayga virus,kaas oo sabab’a caabuq ku dhaca beerka. Joonis cassuhu waxa uu ku faafaa  xilliga uu dhiiggu wasakhoobo oo uu ku bato ilmo aragtayga virus-ka. Dad  badan baa xanuunkan qabah oo sida ,sababtoo ah xanuunka calaamadihiisa hore uma soo ifbaxaan ,hadii xanuunku uu ka batoh hal bil waxa loo yaqaan xaalad soo jiidantay(chronic). Xanuunkan  waq-tigan …

Testicular Disease.

What is testicular disease? Testicular disease can take a variety of forms: Testicular cancer. Like any cancer, testicular cancer happens when cells in the testicle develop mutations that cause them to “misbehave.” The cells may multiply recklessly and invade areas where they don’t belong. In testicular cancer, this process usually creates a slow-growing painless lump or firmness in one testicle. In most …

Gulukooma / Bakooro (Glaucoma).

Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa uu dhaawac u geystaa dareemaha iftiinka (optic nerve) waxana uu sababaa lumis arag. Badanaa marka hore waxa waxyeelo soo gaaraa aragga dhinacyada, taasoo ay ku xigto aragga xagga hore. Noocyada …