Dhammaanteen waan ognahay waxa ay ka dhigan tahay ku talax-tegidda akhrinta buug fiican, balse aqoontu ma kobcin kartaa caafimaadka maskaxdaada? Khubarradan ayaa ku doodaya in buugaagtu ay kobciyaan maskaxda oo loo adeegsan karo in qof lagu daaweeyo, waxayna soo jeedinayaan talooyinkan oo wax ka tari kara dejinta naftaada… Inaad doorato nooca buugga saxda ah wuxuu ku siin karaa awood iyo …
Hepatitis A is inflammation (irritation and swelling) of the liver caused by the hepatitis A virus. You can take several steps to prevent catching or spreading the virus. Handwashing. To reduce your risk of spreading or catching the hepatitis A virus: Always wash your hands thoroughly after using the restroom and when you come in contact with an infected person’s …
Xanuunka athletes foot waa mid ka mid ah xanuunada ku dhaca maqaarka. Xanuunka athletes foot waa xanuun ku dhaca lugaha ,qaybta baabacada iyo halka dhulka la dhigo ee lugta. Xanuunkan waxa sabab ah ilmo aragtay loo yaqaan fungus . Fungus ka keena xanuunka waxa laga helaa meelaha diiran,ciidda iyo biyaha. Kabo la’aanta,nadaafad darrada iyo difaaca qofka oo hooseeya waa waxyaabaha …
Meningitis-ku ama Qoor-gooyaha sida soomaalida u taqaanno, waa cudur halis ah oo si dhakhso u dila caruurta iyo dadka waaweynba, wuxuu nafeeyaa, maskaxda, indho-beel ayuu keenaa ama dhagoolnimo, haddii aanan 24-ta saac ee ugu horreyso wax laga qaban. Waa xanuun waaliddin badan ay ku waayeen caruurtooda maadaama si kadis ah uu ku billawdo, una eg xanuunnada leh qandhada iyo madax …
Brush at least twice a day. The best time to brush teeth is after meals. Choose a toothbrush with a small head for better access to back teeth. Soft bristles are kinder on your gums. Use fluoridated toothpaste. Fluoride helps to harden tooth enamel and reduces your risk of decay. Brush thoroughly. Tooth brushing should take between two and three minutes. Floss your …
Sonkorta aan xadidnayn ee cuntooyinka,sharaabka iyo ta goonida loo isticmaalo waxa ay saamayn aad u badan ku keenaysaa habsami u socodka ama shaqada jidhka. MAXA AAD KU GARAN KARTAA IN SONKORTU DHIIGAAGA KU SARAYSO? Gaajo joogto ah. Caajis. Daal. Dawakhaad. Jidh-xanuun. Kabuubyo. CAWAAQIB XUMO MA KALE KULMI KARTAA HADII AAD YARAYN WAYDO SONKORTA BADAN? Haa dabcan waa laga dhaxli karaa …
Dangerous Signs & Symptoms of a Concussion One pupil larger than the other. Drowsiness or inability to wake up. A headache that gets worse and does not go away. Slurred speech, weakness, numbness, or decreased coordination. Repeated vomiting or nausea, convulsions or seizures (shaking or twitching). Unusual behavior, increased confusion, restlessness, or agitation. Loss of consciousness (passed out/knocked out). Even …