shaqada uu inoo qabto qanjidhka thyroid waa xaalad saamaysa dhaman jidhka hab shaqayntiisa. Qanjidhka thyroid waxa uu u egyahay sida ballan baalista ,waxa uu ku yaalaa qoorta doobta hoosteeda ,labada koorne ayaa uu kaga yaalaa,waxa isku xidha biriij yar oo loo yaqaan(isthmus). Shaqada uu inoo qabto qanjidhkan in waxa uu isku dheeli tira dhaman shaqooyinka ka dhex socda jidhka. Haday …
BUURNIDA IYO WADNO XANUUNKA . 1.Waxay badali kartaa heerarka kolestaroolkaaga. Inteena badan waan ognahay in buurnaanta ay sababi karto koror ku dhaca kolestarool xun iyo heerarka triglyceride, laakiin miyaad ogeyd inay sidoo kale hoos u dhigi karto heerka dufanka-sare ee wanaagsan (HDL) kolesteroolka? Kolestaroolka HDL wuxuu muhiim u yahay ka saarista kolestaroolka xun iyo ka shaqeynta yareynta halista cudurka wadnaha. …
1. Gacmahaaga dhaq gacmo dhiqiddu waa habka u horeeya ee xanuuno lagu yareyn karo. Xanuunka tayfoodhu waa xanuun ka dhasha nadaafad darro ama wasakhowga deegaanka (cuntada ,biyaha iyo hawada.) marwalba oo cunto la isku diyaarinayo ,guriga lasoo galo,lacag gacantaada ku taabatid,baabuur aad raacdid kadib meel aad qabsatid iyo shay walba oo gacantaada kutaabatay waxa muhiim ah in aad ka falo …
Pain is an uncomfortable feeling that tells you something may be wrong. It can be steady, throbbing, stabbing, aching, pinching, or described in many other ways. Sometimes, it’s just a nuisance, like a mild headache. Other times it can be debilitating. Pain can bring about other physical symptoms, like nausea, dizziness, weakness or drowsiness. It can cause emotional effects like …
Xanuunka toxoplasmosis waa cudur ka dhasha infekshen dhaliyaha toxoplasma gondi . Caabuqu inta badan waxa uu ku dhashaa cunidda cunto aan sifiican loo Karin iyo udhawaanshiyaha meelaha bisaduhu ku badan yihiin,taas oo sahlaysa isku dhawaanshiyaha cuntada iyo weelka oo bisaduhu sifudud u quuadan karaan hadhaaga cuntada hadhow marka mid kale loogu ridayoo aan biyo kulul iyo aan sifiican loo maydhayn. …
Kuduudiye ama Kuduudshe, waaa xanuun uu keeno fayruska Chikungunya, qofka uu ku dhaco ayaa calaamad waxaa u ah qandho soo boodo ah oo haysa labo ilaa todobo maalin, waxaana ku xiga xanuuno todobaad bil ama sanado qaata, wuxuu wataa xaglo (kala goysyo) xanuun badan, u dhimashada cudurkaan ayaa aad u yar, qiyaastii 1000kii hal ayaa u dhinta haduu alle qadaro, dadka da’da …