KA HORTAGGA XANUUNKA TAYFOODHA(TYPHOID).

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

1.   Gacmahaaga dhaq 
gacmo dhiqiddu waa habka u horeeya ee xanuuno lagu yareyn karo. Xanuunka tayfoodhu waa xanuun ka dhasha nadaafad darro ama wasakhowga deegaanka (cuntada ,biyaha  iyo hawada.)
marwalba oo cunto la isku diyaarinayo ,guriga lasoo galo,lacag gacantaada ku taabatid,baabuur aad raacdid kadib meel aad qabsatid iyo  shay walba oo gacantaada kutaabatay waxa muhiim ah in aad ka falo xalatid ,adiga oo isticmaalaya saabuun  iyo biyo siwangsanna gacmaha isku dhexgalisid dushana aad si wanagsan dusha iyo hoostaba uga maydhid.
2.  Dhaq cuntooyinka kale duwan ee khudaarta inta aanad isticmaalin.
   Khudarta iyo cuntooyinka bisil  badanaaba waxaa ku badan taataabashada  iyo hawada oo ay ufuran yihiin  .
Si wanagsan iskaga dhaq.
3.    Dooro cuntooyin kulul xiliyada hotel aad joogtid sababtoo ah waxa kubadan nadaafad darrada.
4.    Cuntooyinka fudud ee waddooyinka lagu iibiyo uma fiicna caafimaadka.
5.    Biyaha ku dar biyo sifeeye.
6.    Dabool biyaha.
7.    Isticmaal jeermis dile xiliyada nadaafadda .
8.    Kamaanka xoolaha dadka ka shaqaynayaa waa in ay xidhaan gacmo galis si ay uga hortagaan xanuunada xoolaha iyo dadka ukale gudba.
9.    Hilibka aad isticmaalaysid aad u dhaq.
 
 
Ka hortagga ugu muhiimsan waa adiga oo qaata talaalka xanuunka tayfoodha.
 
Ilamaha yar ka talaal.