Month: January 2020

DHIIGGA CAADADA OO LA WAAYO.

dhiigga caadada oo la waayo wakhtiyo kale duwan waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista qofka dumarka ah. xaaladda ugu badan ee sababtaa waa xaaladda marka hooyadu ay qaaddo UUR iyo MARKA AY ILMO NAASKA-JAQSIINAYSO. CALAAMADAHA HOOS KU XUSAN WAXA SABABI KARA LABA XAALADOOD:- XAALADDA HORE xaaladda hore in dhiigga caadada la waayo waxa sababi karta in aan xiligii qaangaadhku …

XINJIRTA XIDHA XIDIDADA LUGAHA.

Waa maxay DVT? DVT waa erayo laga soo gaabiyay cudurka loo yaqaano”Deep Vein Thrombosis”, waa xinjir dhiig oo ku samaysanta xididada dhiigga dhexdiisa. Waxay had iyo jeer ku samaysantaa lugaha, marar dhif ahne gacmaha, sabatoo ah qulqulka dhiigga maraya oo gaabinaya awgiis.Guntankaa dhiiggu wuxuu joojin karaa socodka dhiigga qeyb ka mid ah ama dhammaantiisba. Waxay kaloo xinjirta ugudbi kartaa ilaa …

The 11 Best Ways to Improve Your Digestion Naturally.

Everyone experiences occasional digestive symptoms such as upset stomach, gas, heartburn, nausea, constipation or diarrhea. However, when these symptoms occur frequently, they can cause major disruptions to your life. Fortunately, diet and lifestyle changes can have a positive impact on your gut health. Here are 11 evidence-based ways to improve your digestion naturally. 1. Eat Real Food . Diets high …

MAXA AY INDHAHAYGU LA -ILMEEYAAN .

MARKA AY INDHAHA SHAY UU GALO. marka ay ishaada wax galaan way ilmaynaysaa ,waxyabaha ugu badan ee isha gala waxa ka mid ah baadadka,boodhka ,qiiqa iyo kiimikooyinka kale duwan. INDHAHA QALALAN. indhahaagu hadii ay ku yartahay ilmada waa xaalad sababi karta in indhahaagu ay ooyaan sababta ugu weyn waxa ay tahay indhahaga oo si degdeg ah uqalalayaa ,waxa aan isku …

MARGASHO.

Margashadu waxa ay dhacdaa marka aad wax cuntid waxa aad cunaysid oo u kale baxaya wax la cuno iyo waxyaabo aan la cunin. xaaladan waxa ay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar,maadama ay afka wax badan iska gashadaan. marka uu cunaha uu xidho shay ,qofka hawo mareenkiisi uu xidhmayaa,hawada gaadhaysa maskaxduna waa ay yaraanaysaa ,heerka oxygen ta waxa ay hoos …

Conjunctivitis.

Conjunctivitis is an inflammation or swelling of the conjunctiva. The conjunctiva is the thin transparent layer of tissue that lines the inner surface of the eyelid and covers the white part of the eye. Often called “pink eye,” conjunctivitis is a common eye disease, especially in children. It may affect one or both eyes. Some forms of conjunctivitis are highly …

DUXDA IYO SAAMAYNTA DUMARKA U KEENI KARTO!!!

Cunnooyinka dufanka badan iyo buurnaanta ayaa la muujiyey inay kordhinayaan halista kansarka naasaha oo ay uga sii dari doonaan natiijooyinka iyo saadaasha bukaanka kansarka naasaha. Koox cilmi-baarayaal ah oo ka socda Dartmouth iyo Dartmouth-Hitchcock Norris Cotton Cancer Center oo uu hogaaminayo William Kinlaw III, MD, waxay raadiyeen inay fahmaan sida dufanka cunnadu ay saameyn ugu yeelan karto unugyada kansarka naasaha. …