Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
xanuunada kale duwan ee ku dhaca wadnaha ,waa xanuuno aad u ugu badan somalida .
xanuunada wadnuhu aad ayey ugu sii badanayaan iyada oo loo aanaynayo isbedelka ku umid hab naloleedkeena bulsho ahaan iyo degaan ahaan.
waxa isna barbar socda xanuunka faaliga oo dadka aad ugu soo badanaya 5 -tii sanno ee u danbaysay .
mawduuceenan waxa aynu kaga warami doona qodobo aad kaga hortagi karto xanuunada kale duwan ee wadnaha ku dhaca iyo faaliga .
1)JOOJI CABIDDA SIGAARKA.
2)KU DEDAAL JIMICSI .
3)ISTICMAAL CUNTO DHEELI TIRAN.
4)MIISAANKAAGA KU DEDAAL IN UUNA KOR UDHAAFIN 70KG.
5)HADII AAD LEEDAHAY DHIIKAR WAA IN AAD XADIDDA ,DAAWADANA AAD SI WANAGSAN OO KALE GOYN LAHAYN AAD U ISTICMAASHA.
6)HADII AAD BEER SUBAG LEEDAHAY ,WAA IN AAD ISKA DAAWAYSAA,ISKANA YARAYSAA CUNTOOYINKA DUXDA LEH.
7)SONKORTA BADAN ISKA YAREE.
8)HADII AAD ISTICMAASHID KALE KORIYE KU DEDAAL MARKA AAD ISTICMAALAYSID IN DHAKHTAR LA XIDHIIDHO .
9) BALWADDA IYO MUKHAADARAADKU WAXA AY KUGU SII KORDHIN KARAAN HALISTA XANUUNO KUUGU DHICI KARAAN .