Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
MARKA AY INDHAHA SHAY UU GALO.
marka ay ishaada wax galaan way ilmaynaysaa ,waxyabaha ugu badan ee isha gala waxa ka mid ah baadadka,boodhka ,qiiqa iyo kiimikooyinka kale duwan.
INDHAHA QALALAN.
indhahaagu hadii ay ku yartahay ilmada waa xaalad sababi karta in indhahaagu ay ooyaan sababta ugu weyn waxa ay tahay indhahaga oo si degdeg ah uqalalayaa ,waxa aan isku dheeli tirnayn biyaha indhaha ,unugyada nool ee indhaha ku yaal sida kuwa salida iyo ilmada dhibi kar jirto.
CAABUQA KU DHACA QAYBTA CAD EE ISHA.
caabuqa ku dhaca isha qaybta cad ,waxa badanaa uu sababa in ishu ilmayso marwalba ,madama uu caabuq uu ku dhacay ishah waxa muhiim ah in aad iska daawaysid .
XASAASIYADDA.
xasiisayadu waa calaamado muujiya in caabuq uu soo socdo calaamadaha lagu garto waxa ka mid ah cassaan iyo in meeshaas ay leedahay kaar.
hadi ay xasaasiyad ay kugu kacsantahay fadlan dhakhtar aad si xaaladaada looo dajiyo.
MEEL KA MID AH ISHA OO CAABUQ KU DHACO.
caabuqa ku dhaca meel isha kamid ah waxa kasoo baxaya FIN AMA KASOO BAX ,waxa badanah ku jirah dheecan .
waxa uu sababi karah in ishu ay ilmayso oo cadaadiska badani uu fuulo isha.
BAADADKA ISHA OO DHAADHEERAADA.
baadadka isha oo dhaadheeraada waxa ay gali karaan isha taas waxa ay sababi kartaa in ishu ay ilmayso.