Month: January 2020

7 CUNTO CUNIDEEDA OO LOOGA DAYRIYEY DADKA QABA XANUUNADA KU DHACA QAYNJIDHKA TAYROODHKA (THYRIOD).

Qanjidhka tayroodh(thyroid)ku waa mid ka mid ah qanjidhada ugu muhiimsan ee jidhkeenu u uleeyahay . Waxa uu inoo soo daaya dheecaano  shaqooyinka jidhka muhiimad balaadhan u leh. 7cunto  waxa ay kale yihiin:- Kaabajka. Baastada iyo bariiska. Cuntooyinka sonkortu aadka ugu badantahay sida chocolate-ka. Cuntooyinka duxda leh sida saliida iyo hilibka. Cuntooyinka warshadaysan sida jabiska. Cuntooyinka galka leh. Cabidda bunka. Sababta …