Month: February 2020

5 FAAIIDO OO LAGA HELO CUNISTA TUFAAXA.

1) Tamar: Tufaaxu wuxuu aad qani ugu yaqhay tamarta. xabad tufaax ah oo dhexdhexaad ah waxaa ka helikartaa tamar dhan 95 kcal(kilo calories),halka hadii aad cunto xabad tufaax oo kaliya maalintii ay kaaga filantahay miraha aad u baahanthay maalintaas oo dhan.sidoo kale tufaaxa qani ku yahay vitamin-C oo kor u qaada difaaca jirka. 2) Culeys dhimid: cilmi baaris la sameeyey …

FAAIIDOOYINKA TIMIRTA.

Timirtu waxa ay inoo leedahay faaiidooyin aad iyo aad ubadan jidhkeena waxa ka mid ah faaiidooyinkaas. 1.Timirtu waxay dhintaa Heerka ee Dhiiga,waxayna ka ilaalisaa Xiddidada Dhiigga qaada Qalafsanaanta sababtoo waxa ku jira Timirta Maadada loo yaqaano“Pectin” 2- Waxay joojisaa in ay ku dhacdo Xiidmaha Cancer, waxayna ka ilaalisaa Xanuunka Baabaasiirta, waxayna yaraysaa Dhagxanta ku dhasha Kaadi haysta,. waxay sidoo kale …

SHUBAN.

Shubanku waa kordhidda tirada iyo jilicsanaanta saxarada. Taas oo kala ahaan karta in badan oo jilicsan ama fudud ilaa in badan oo biyo-biyo ah. Hal ama laba mar oo ah In yar oo jilicsan ma aha shuban, mana u baahna daaweyn. Shubanka waxaa inta badan keena xanuun feyras ah ama cunidda cunto aanay calooshu oggolayn. Haddii shubanka cunuggaagu uu keenay bakteeriya, …

XANUUNKA ACHLOHYDRIA.

achlohydria waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista caloosha dadka. waxa qofka ka dhamaanaysa ama se meesha ka baxaysa soodayntii calooshu ay soo daynaysay aysiidha caloosha(acid). FAAIIDOOYINKA AY ASIIDH(ACID) AY ULEEDAHAY CALOOSHEENA. faaiidooyin badan ayaa inoogu jirta in caloosheena laga helo acid si cuntada iyo habdhiska dheefshiidku uu aad ugu shaqeeyo. acid-dha calooshu waxa ay ka qaybqaadataa in lasoo daayo …