5 FAAIIDO OO LAGA HELO CUNISTA TUFAAXA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

1) Tamar: Tufaaxu wuxuu aad qani ugu yaqhay tamarta. xabad tufaax ah oo dhexdhexaad ah waxaa ka helikartaa tamar dhan 95 kcal(kilo calories),halka hadii aad cunto xabad tufaax oo kaliya maalintii ay kaaga filantahay miraha aad u baahanthay maalintaas oo dhan.sidoo kale tufaaxa qani ku yahay vitamin-C oo kor u qaada difaaca jirka.

2) Culeys dhimid: cilmi baaris la sameeyey ayaa sheegeysa in tufaaxa freshka ah faa’iido u leeyahay dadka cayilan,taasoo hadii ay joogto u isticmaalan keenikarta in miisaan badan ay ku lumiyaan waqti kooban .

3) Caafimaadka wadnaha: tijaabo-climiyeed oo lagu sameeyey dad badan ayaa lagu ogaadey in dadka cuna tufaaxa ay halista cudurada wadnaha iyo xidadada dhiiga ay in badan ka yartahay kuwa aan cunin. quburada dabagalk ku sameeyeyd dadkan muddo ka bdan 20 sano, ayaa faaidada arrintan u aaneyey curiyayaal loo yaqaano “antioxidants” oo laga helo tufaaxa, kuwaas oo ka hortaga in kolestorolka jirka ay kor u kacdo.

4) Ka hortag dhiig-karka: tufaaxU waxuu ka hortagaa cadaadiska dhiiga oo kor u kaca, sababtoo ah tufaaxu wuxuu qani ku yahay macdanta loo yaqaan “potassium”-ka oo caawiya kontorolka cadaadiska dhiiga.

5) Yereynta halista sonkorowga: cilmi-baaris la sameeyey ayaa timalmameysa in tusaale ahaan haweeynada ugu yaraan hal-xabo oo tufaaxa cunta maalin walba ay 28-jeer ka halis yartahay tan aan cunin.