KANSARKA KU DHACA MALAWADKA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

malawadku waa mid kamid ah sil-siladda dheer ee habdhiska dheefshiidka.

Habdhiska dheefshiidu waxa uu inoo qabtaa cunto bur-burin ,in jidhka la galiyo cuntada inteeda caafimaadka qabta iyo in la qashin saaro inta aan faaiidada aan lahayn .

CALAAMADAHA XANUUNKA.

  • shuban.
  • calool istaag.
  • dibiraad.
  • abateed xumo.
  • miisaanka oo luma.
  • daal.
  • dhiig xaga danbe qofka ka imaad.
  • saxaro dhiig lasocdo.

YAA HALIS UGU JIRA ?

  • hadii qoyska qof ka mid ah uu hore ugu dhacay kansarka malawadka .
  • dadka gastric ga leh .
  • dadka sigaarka cabba.
  • dadka buurbuuran.

EEGID.

Fiirinta ama hubinta xanuunka waxa kaliyaata hubin kara dhakhtar .

waxa loo sameyn qofka eegid dhamaystiran xubnaha jidhka oo dhan.

waxa la eegi oo kale xaaladda uu ku suganyahay mindhicirka weyn iyada oo lagu eegaayo tuunbada camera-da wadata.

DAAWEYN.

daaweynta waxa qori kara oo kaliyah dhakhtar.