TALO CAAFIMAAD.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

nolosha aadamaha waxa badanaa cadowga koobaad ah xanuunada faafa ,waxa isla wakhtigan dunida ka yaabiyey xanuunka coronavirus oo ah xanuun ka mid ah xanuunada hawo mareenka ku dhaca .

BAHDA CAAFIMAAD.NET waxa ay idinla wadaagi doonaan talooyin caafimad oo aad naftaada kaga hortagi kartid in uu caabuq uu ku dhaco .

  • GACMAHAAGA MARWALBA DHAQ.
  • HADII AAD RAACDID BAABUURTA BULSHADA SIDA BASASKA IYO TAGAASIDA FADLAN KURSIGA AAD QABSANYSID BULSHO BADAN AYAA GACANTA SAARTA MARWALBA FADLAN ISKA XIGSII MARO .
  • XAAFAD WALBA WAXA GURIGOODA KA SOO BAXA DAREERE BIYO AH OO AAN NADIIF AHAYN SIDA BIYAHA DHAQA ,BIYAHA DHARKA LAGU MAYDHO IYO WEELKA .FADLAN JOOJI BIYAHA WASAKHDA LEH KU SHUB GODKA.
  • HADII AAD HADDAH QABTID DURAY ,AAD GOOB CAAFIMAAD SI AANU DIFAACAAGU HOOS UGU DHICIN.
  • ISTICMAAL LIIN-DHANAAN IYO SINJIBIIL.
  • ISTICMAAL VITAMIN C- WAXA UU KOR UQAADAYAA HABKAAGA DIFAAC HANA KA BADSAN LABA XABO MAALINTII.
  • HA ISTICMAALIN CUNTOOYINKA DUXDU KU BADANTAHAY ,ISTICMAAL CUNTOOYINKA KHUDAARTA IYO CUNTO GALKA LEH.
  • HADII AAD KA GACANSATID XOOLAHA NOOL HILIBKOODA WAXA MUHIIM AH INAAD KA XIDHATID AGABKA KAA DIFAACAYA XANUUNADA KU DHACA XOOLAHA SIDA GACMO-GALISKA CAD CAD IYO DHAR KAA ILAALIYA IN UU KUSOO GAADHO DHIIG .
  • FARAHAAGA KA ILAALI IN AY TAABTAAN INDHAHA , AFKA IYO DHEGAHA INTA AAD JOOGTID GOOBAHA AAN HOYGAAGA AHAYN.
  • CAFETERIA YADA IYO GOOBAHA CUNTOOYINKA LAGU CUNO WAXA AAD U WANAGSAN IN AGABKA CUNTADA LAGU CUNO AY BIYO KULUL KU MAYDHAAN SI ILMO ARAGTAYDU AY UGA DHINTAAN.
  • DUKAAMADA IYO GOOBAHA GANACSIGA MADAMA AY LACAG TIRINAYAAN WAXA MUHIIM AH IN AY XIDHAAN GACMO GALIS ,SANKANA AY XIDHAN MASK SI AY UGA HORTAGAAN CAABUQA KU FAAFAYA TAABASHADA.
  • CUNTOOYINKA AAD ISTICMAALAYSID TALAAGADDA KU QABOOJI AMA IYADA OO KULUL CUN.
  • KHUDAARTU WAXA AY KOR UQAADA HABKA DIFAACA EE QOFKA FADLAN KU DEDAAL.
  • GURIGAAGA SI WANAGSAN U LAYDHI MARKAA AAD SOO KACDID SUBAXII .