Month: May 2020

WAA KUWEE FIITAMINADA(VITAMINS)-KA UGU WANAAGSAN HABKA DIFAACA.

Cunista cuntooyin nafaqo leh oo ay ku badan yihiin fiitamiinnada qaarkood ayaa ka caawin kara nidaamkaaga difaaca inuu ka hortago jirrada. Waxaan la hadalnay cunno-yaqaanka diiwaangashan Julia Zumpano, RD, LD, si loo fiiriyo fiitamiinadan, noocyada cuntada ee aad ka heli karto iyo sida ay kaaga caawin karaan inay caafimaad kuu hayaan. Waa tan waxa ay tiri :- Fiitamiin C. Fiitamiin …

FUUQ-BUXU MA SAAMAYN KARAA SHAQADA-KELYAHA?

Qiyaastii 60-70% miisaanka jirkaaga wuxuu ka kooban yahay biyo, qeybkastoo jirkaaga kamid ahna wuxuu ubaahanyahay inuu sifiican ushaqeeyo. Fuuqbaxa ayaa dhacda marka aad lumiso xaddi xad dhaaf ah oo ah biyahan jirka ee muhiimka ah. Biyo la’aantan ayaa ku dhici karta shuban, matag, dhidid, ama lumis dheeraad ah kaadidaada,sida sonkorowga oo la xakamayn waayo. Biyuhu waxay ka caawiyaan ka saarista …