WAXA AAN DAREEMAA LALABO IYO MANTAG MARKA AAN SAFARKA AHAY?

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

XAALADA LOO YAQAAN MOTION SICKNESS waa carqalad ku dhaca dhegta gudaheeda . Waxaa keena dhaqdhaqaaqa soo noqnoqda ee ka yimaada hawada awoodda badan ,dhawaqa diyaaradaha iyo baabuurta kaas oo carqaladeeya hawada galaysa dhegta qofkana lalabo.

Dadka qaar waxay la kulmaan lallabbo iyo xitaa matag markii ay saaran yihiin diyaarad, baabuur, ama agabka ciyaalku ku ciyaaran.

MAXAA SABABA?

Dhaqdhaqaaqa ayaa maskaxdu kadareenta wadooyin kala duwan oo nidaamka neerfaha ah oo ay ku jiraan dhegta gudaha, indhaha, iyo unugyada jirka korkiisa.

Marka jirku si ula kac ah loo dhaqaajiyo, tusaale ahaan marka la socdo, soojeedinta ka imaaneysa dhammaan dariiqa marinnada waxaa isku duway maskaxdeena.

sababta ugu weyn waa codadka kale duwayn ee dhagaha maqalka soo gaadhayaa waxa uu khalkhalinayaa isku dheeli tirka dhagaha .

CALAAMADAHA .

  • lalabo.
  • mantag.
  • dawakhaad.
  • dhidid badan.
  • naqas qabatow.
  • madax -xanuun.

KA HORTAG.

-isticmaal liin dhanaan , xanjo iyo nac nac .

waxa ay ka hortagayan yalaalugada badan iyo mantagga.