Month: October 2020

8 DHIBAATO OO LAGALE KULMO DHIIKARKA AADKA U SAREEYA.

Dhiikarku waa cadaadis ay sameeyaan dhaman tuunbooyinka qaada sababta ugu weyna ay tahay xididada oo dhuudhuubanaya ,kadibna qarxaya ama xinjir ay xidhayso xididkii. Cadaadiskaas waxa uu ku imaada qofka oo qaadan waaya daawada dhakhtarku uu usoo qoray ,qofka oo aan ka fogaan milixda oo iyana kor uqaada heerka cadaadiska dhiigga. 1)WADNE QABATOW. Xinjirowga dhiiggu wuxuu ku qulquli doonaa socodka dhiiggaaga …

4 CUNTO OO SAAMAYN BADAN KU LEH QOFKA.

cuntooyinkan waxa ay kordhin karaan xaalado aanku wanagsanayn ee fadlan yarayso. 1)WAXYBAAHA MACAAN. qofku marka uu qaato wax macaan ,unugyadiisu waxa ay soo saarayaan sonkor aad u badan ,sonkortaas badan waxa ay saamaysaa maadada loo yaqaan COLLAGEN ,waxa ay inaga caawisaa in uu jidhkeenu aad isku haysto oo uu ahaado mid giigsan. Ilkaha iyo sonkorta badani waa ay isasaameeyaan waxa …

DILDILAACA CARABKA.

Carrabka kala firidhsan waa xaalad aan fiicnayn (oo aan kansar lahayn). Waxaa lagu aqoonsan yahay hal ama in ka badan oo dildilaacyo qoto dheer ,oo loo yaqaanno grooves, jeexjeexyo, ama jajab - dusha sare ee carrabkaaga. CALAAMADA XANUUNKA. calaamada ugu badan ee lagu arko waa dildilaac dhaman carabka dushiisa iyo hareerihiisa ah oo aan xanuun lahayn. MAXAA SABABA XAALADAN? Badanaa …