SIGAAR CABIDDU MA SABABI KARTAA XANUUNKA FAALIGGA?
HAA ,HAA sigaar cabiddu waxa ay kordhisaa halista xanuunka FAALIGGA . Halista xanuunka faaligga waxa halis ugu jira dadka sigaarka cabba marka la barbar dhigo dadka aan cabbin sigaarka. Qiiqa tubaakada waxaa ku jira in ka badan 4,000 oo kiimikooyin sun ah kuwaas oo lagu shubo sambabaha ama loo shubo qulqulka dhiigga. Kiimikooyinkaas qaarkood waxay waxyeeleeyaan darbiyada xididdada dhiigga, taasoo …