Month: December 2020

6 QODOB OO AAD KAGA HORTAGI KARTID KANSARKA KU DHACA NAASAHA.

Keliya akhrinta ereyadaas waxay ku abuuri kartaa dumar badan walwal. Taasina waa wax dabiici ah. Ku dhowaad qof walba wuu ogyahay qof uu taabtay cudurka. Laakiin waxaa jira war badan oo wanaagsan oo ku saabsan kansarka naasaha maalmahan. Daaweyntu way sii fiicnaaneysaa, waxaanna in ka badan sidii hore uga ogaannay siyaabaha looga hortago cudurka. lixdan tallaabo ee fudud ayaa kaa …

SIDEE AYEY KU SAMAYSANTAA XANUUNKA BABAASIIRTU?

Qof kasta wuxuu dabada iyo malawadka ku leeyahay xiddido dhiig. Xiddidadaasi marka ay kala fidaan oo dhumacdoodu baahdo ayaa waxaa dhaca Baabasiirka ama qoor-maaleyda. Marka caddaadis iyo riixitaan ku dhaco xiddidka ayaa waxaa dhacda in xiddidku lumiyo laastiigiisii oo ay dhumucdiisu waynaato ilaa uu noqdo kiish uu dhiiggu ku xayirmo. Luuqada Ingiriiska Baabasiirka waxaa lagu yiraahdaa Hemorrhoids ama Piles.. NOOCYADA …