MAXAAD KA TAQAANA XANUUNKA PROGERIA?

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

progeria waa mid kamid ah xanuunada siddo yaasha lagu kale gudbiyo .

progeria waa xanuun ka mid ah xanuunada caruurta da’da jidhkooda soo dadajiya.

caruurta badanaa xanuunkan ku dhashaa waxa ay udhashaan si caadi ah , xaaladooda badanaa waxa ay isku bedesha sanadka koobaad , timaha oo daata , koritaanka oo hoos u dhaca.

wade xanuun iyo qalal . waa qaar ka mid ah xanuunada ay u dhintaan caruurta xanuunkan ku dhlataa.

celcelis ahaan dadka xanuunkan la nool waxa ay noolaan karaan alle ayuunba wax dilee (13year).

xanuunkan progeria waa xanuun aan daawo lahayn.

CALAAMADAHA XANUUNKA.

  • ilmaha koritaankiisa oo hoos udhaca.
  • waji dhuuban , kadh yar , dibno dhuudhuuban iyo san yar oo aad udhuban.
  • maqalka oo hoos udhaca.
  • timaha madaxa kaga yaal oo dhamaan daata .
  • xididada dhiiga qaada oo saaid bannaanka uga muuqda.
  • cod dhuuban oo dheer.
  • xanuunada wadnaha .
  • ciridka ilkaha iyo ilkaha oo aan hore u qaangaadhin.
  • daawada macaanka oo uu la qabsi sameeeyo.

MAXAA SABABA XANUUNKA PROGERIA?

Waxa sababa mid ka mid ah sidde-sidayaasheena oo koritaan saaid ah yeesha ,hiddo-sidaahaas waxa la yidhaahdaa lamina ,waxa uu muhiim u yahay unugyada uu nooluhu ka koobanyahayA , haddii uu xanuun ,kiimiko,falaadhaha biraha dhaadheer hadii ay bedelaan hidde-sidaheena lamina waxa soo baxa xaalad caafimaad oo loo yaqaan progerin.

YAA U HALIS AH?

  • deegaanada nafaqo darradu ay ka jirto.
  • qoyska uu lajoogo qof hadii uu xanuunka uu qabo.

DHIBAATOOYINKA XANUUNKA.

Dhibaatooyinka ugu badan ee uu xanuunkan u wato waxa ka mid ah xanuunada wadnaha iyo xididada ku dhaca.

xididada wadnaha ee maskaxda dhiiga ay ka hesho oo cudur kudhaco .

SHAYBAADH.

Waxa muhiim ah in la cabiro ,miisaanka iyo dhererka.

in la cabiro aragga iyo maqalka.

in laga eego cabirka dhiigga,qaraaca wadnaha , hawo qaadashada iyo heerka sonkorta.

DAAWEYNTA.

Daaweynta waxa samayn kara oo qudhah dhakhtar.