Month: January 2021

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE KUJIRA NAFAQADA ENSURE.

Budada ensure waa mid kamid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan ee la siyo dadka difaacoodu uu hooseeyo ,waxa ka mid ah dadkaas:- -dadka la nool xanuunka HIV/AIDS. –dadka la nool xanuunada jiitama sida macaanka ,dhiikarka iyo kalyo xanuunka. –dadka kelyaha loo sifeeyo. HALKAN KA AKHRI NAFAQOOYINKA KU JIRA CAANAHA ENSURE HALKAN KA BOGO. https://static.abbottnutrition.com/cms-prod/abbottnutrition-2016.com/img/Ensure-Original-Powder.pdf

Waa maxay Qoor-Gooye (Meningitis)?

Meningitis-ku ama Qoor-gooyaha sida soomaalida u taqaanno, waa cudur halis ah oo si dhakhso u dila caruurta iyo dadka waaweynba, wuxuu nafeeyaa, maskaxda, indho-beel ayuu keenaa ama dhagoolnimo, haddii aanan 24-ta saac ee ugu horreyso wax laga qaban. Waa xanuun waaliddin badan ay ku waayeen caruurtooda maadaama si kadis ah uu ku billawdo, una eg xanuunnada leh qandhada iyo madax …

SONKORWGA IYO INDHAHA.

sonkorowga la xadayn waayey waxa uu sabab in uu dhaawac soo gaadho qaybta araga indhaha ee loo yaqaan ratinaha. waa maxay ratina? waa nude yar oo aad ujilicsan , waxa ay kuyaalaan gidaarka u danbeeya ee indhaha. ratina waxa ay leeyihiin xidido dhiigga gaadhsiiyaa dhamaan nudayaasha uu ka koobanyahay ratina , sonkorowgu waxa uu dhaawacayaa tuunbooyinkaa dhiigga gaynaya ratinaha kadib …

GARGAARKA DEGDEG AH.

QANIINYADA MASKA. YAREE SOCSOCDKA GOOBTA UU MASKU QOFKA KA QANIINAY. -Bukaanka jiifi oo deji.• Bukaanka ujiifi si meesha masku kaqaniiney ay uga hoos marto wadnaha.• Duub faashad weyn oo cadaadis ahaddinka la qaniiney oo dhan. Isticmal qori siaad u diidid dhaqdhaqaaqda addinka.• Bukaanka waa in la qaado xarun caafimaad.• Haddii maskii la dilay u dir xarunta si loohubin karo noociisa. …

DAAWOOYINKA DHAAWACA U GAYSAN KARA KELYAHA.

Daroogo kasta oo aad geliso jirkaaga waxay mareysaa kilyahaaga. hadii aanad daawada u qaadan sida uu kuugu sharaxay daawo yaqaankaaga ama dhakhtarkaaga waxa ay keeni kartaa in kelyahaagu dhaawac uu soo gaadho. XANUUN BAABIYEYAASHA IYO KELYAHA. daawooyinka xanuun baabiiyeyaasha ma qoraan dhakhaatiirtu ama dawoyaqaanku waa sida sharciga ah ee ay inoo dhigayso ururka caafimaadka aduunka. dawooyinkaas waxa ka mid ah …

GARGAARKA DEGDEGA AH.

CASHARKII LABAAD. DHIIG JOOJIN. qofka bukaanka ah ee dhiig baxaya waa in la joojiyaa , Cadaadis toos ah. Dhiig-bax kasta waxaa lagu joojin karaa maro adag oo lagu xiro oo ah tan ugu nadiifsan oo markaas la heli karo. Meesha dhaawaca ahugu dhig marada si cadaadis ah. Kor-u-qaadid. Bukaanka u jiifi si meesha dhaawaca ahi ay uga sare martowadnaha. Haddii …

GARGAARKA DEGDEGA AH .

Gargaarka degdegaah waa daryeel lasiiyo bukaanka inta aan la gayn goob caafimaad. Gargaarka degdegga ahi waa kaalmo gaaban oo la bixiyo markii wax lamafilaan ahi dhacaan si loo badbaadiyo nolosha, loona hortago dhaawac dheeri ah, qofka dhibaataysanna looga khafiifiyo xanuunka, inta laga gaarsiinayo gargaar dhakhtareed oo sare. Naf ayaad badbaadinaysaa haddaad degdeg wax uga qabatid• Qof neeftu ku xirantay;• Qof …

OMEGA IYO CAAFIMAADKA QOFKA .

omega 3,6,9 waa mid ka mid ah nafaqada jidhkeenu sida aadka ugu baahanyahay ,xaalado badan ayaa dadka loogu qoraa ,iyada oo xoogga la saarayo in la siiyo dadka xanuunada jiitama la nool sida macaanka iyo dhiikarka. CALAAMADAHA LAGU GARTO IN AAD U BAAHANTAHAY OMEGA . kale goysyada oo qofka xanuuna. hurdo badan . dhukay badan . xasaasiyad joogto ah . …