Haweenka uurka leh ,ee cayilan miisaankooduna aadka u sareeyo , hadii ay leeyihiin xanunada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka waxa ay halis aad ah ugu jiraan in ay xanuunka ay sifudud u qaadaan marka loo eego dhigooda kale ee uurka leh ee aan lahayn xanuunada macaanka iyo dhiikarka. Habkooda difaac oo ah mid aad isku bedbedalaya laguna tilmaamo inuu marwalba …
Naas-nuujintu waa quudin la quudinayo ilmaha ka yar laba sano . Waxaa jira xaalado aad uyar marka hooyadu naasnuujin karin. Inta lagu jiro infekshinnada fudud iyo xanuunnada sida hargabka caadiga ah, infekshinka caloosha iyo iwm. Xaqiiqdii inta lagu jiro infekshannada noocan oo kale ah ayaa ka sii xigmad badan in la sii wado naasnuujinta maadaama caanaha naaska ay ku jiraan …
Shaqo gudeedka xubintan ayaa waxa ku dhaca in xididadu ay xidhmaan ,iyada oo loo aanaynayo kansar ama in waxyaabo jidhka dibadda kasoo galay ay xidhayaan. cayaanka yaryar ee ku dhasha indhicarrada sida ameba ayaa iayaguna sababi kara in qabsin qofka uu ku dhaco . haddii caabuq uu kaga dhaco qofka qanaca ayaa ah ta ugu badan ee sababi karta. CALAAMADAHA …
Paronchia waa caabu ku dhaca hareeraha maqaarka ku hareeraysan ciddiyaha lugaha iyo gacmaha . waxa keena mid kamid ah ah bakteriyada ilmo aragtyda ah ee maqaarkeena oo loo yaqaan s.aureus iyo c.albicans. dhinac kale marka aad ka eegtid waxa keeni kara fungus . waxa ay ku dhacdaa laba xaaladood :- 1)xaalad kusoo booddo ah xaaladan waxa ay noqon kartaa hadii …
Tuunbada xididka (IV) waa tuubo yar oo balaastig ah oo gala xididka. Waxaa loo isticmaalaa in lagu siiyo dhiig, dareere ama daawo. tuunbada IV waxaa sidoo kale loo yaqaan cannula . Cirbad ayaa loo isticmaalaa in la dhex mariyo maqaarkaaga ilaa xididkaaga. SIDEE AYUU KU BILOWDAA CAABUQU? goobta uu kaga jiro cannula tuunbada ee maqaarka sare ayaa waxa ay ku …
Timirtu maahan midhaha ugu soo jiidashada badan, laakiin dhab ahaan waa macaan oo nafaqo badan leh. Daraasaduhu waxay muujinayaan in midhahan cajiibka ahi ay leeyihiin in ka badan darsin siyaabood oo faa’iido leh oo jidhkaaga looga caawiyo inuu ka bogsado, waxaana loo muujiyey inay ka hortagayaan ama / ay caawinayaan daaweynta 40 xaaladood oo caafimaad oo kala duwan . Hadana …
Sinjibiishu waa xidid faaiidooyin badan u leh hab nololeedkeena , waxa uu daaweeysaa dhammaan caabuqa ka jira jidhkeena iyo in ay kor uqaado hab dhiska dheefshiidka. waa mid ka mid ah daawooyinka dabeeciga ah ee dhulkeena aadka ugu caan ka uu ku yahay. GOORMA AYAAD KA FOGAANAYSAA SINJIBIISHA ? Sinjibiisha waxa la diidaa qaadashadeeda hadii ay jiraan xaaladahan hoos ku …
Indhuhu waxa ay leeyihiin biyo ilinta oo kale ah ,biyahaas oo faaiidooyin badan u qabta isha sida in indhaha ka ilaaliyaan qalalka , in ay siiyaan xaydhayn si uu u yaraado is xoqa marka isha qofku uu dhaqdhaqaajinayo si uu u arko hareeraha iyo xaga hore ,waxa baalasha indhaheena ku yaala qanjidho soo daayaa ilintas. xaaladan waa xaalad ku badan …
Infections are illnesses that are caused by germs such as bacteria, fungi, and viruses. Patients in the hospital are already ill. Exposing them to these germs may make it harder for them to recover and go home. If you are visiting a friend or loved one, you need to take steps to prevent spreading germs. The best way to stop …