1 CUNTO OO KA HORTAGTA DHIIKARKA , WADNE-QABATOWGA IYO SUBAGGA XIDHA HAWLAYAASHA DHIIGGA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Timirtu maahan midhaha ugu soo jiidashada badan, laakiin dhab ahaan waa macaan oo nafaqo badan leh. Daraasaduhu waxay muujinayaan in midhahan cajiibka ahi ay leeyihiin in ka badan darsin siyaabood oo faa’iido leh oo jidhkaaga looga caawiyo inuu ka bogsado, waxaana loo muujiyey inay ka hortagayaan ama / ay caawinayaan daaweynta 40 xaaladood oo caafimaad oo kala duwan . Hadana sida muuqata, timirtu sidoo kale waa mid ka mid ah cuntooyinka ugu fiican caafimaadka wadnaha.

TIMIRTA IYO WADNAHA .

WAXA AY KA HORTAGTAA HALBOWLAYASHA DHIIGGA IN AY DUXN FADHIISATO.

Aqoonyahano baadhitaan badan ku sameeyey timirta ayaa yeeshay in ay ka hortagto in xididadu xidhmaan ,qofkana ayna ku dhici karin xanuunada faaligga iyo wadne-qabatowga.

CADAADISKA DHIIGGA IYO TIMIRTA.

Harvad oo ah jaamacadaha ugu sarreeya cilmiga caafimaadka iyo maadiga kale ayaa soo saartay aqoon baadhis ay ku samaysay timirta iyo cadaadisdka dhiigga xidhiidhka ka dhexeeya.

cadaadiska dhiigga(hypertention ) oo ka sarreeya 120/80mm/hg ayaa looyaqaan in cadaadiska dhiiggu uu sareeyo .

timirtu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka dajiya cadaadiska dhiigga oo ku ilaaliya inta Alle ugu talo galay oo ah 120/80mm/hg.

ogsoonow hadii aad leedahay macaan waa in aad kale tashataa dhakhtarkaaga.

8 FAAIIDO AY LEEDAHAY TIMIRTU .

  • ka hortagga dhiig la’aanta.
  • daaweynta calool istaagga.
  • daaweynta gastric-ga.
  • ka hortagga kansarka.
  • kor uqaadidda taranka ragga.
  • awood jidh ahaaneed.
  • maskaxda oo awood siiso.
  • harraadka badan oo ay tirto.,