Month: March 2021

NEEF QABATOW.

Hawo qaadashadu waa in hawada oxygen la qaato carbon dioxide-na la qashin saaro. Qofka neefsashadu dhib ku tahay wuxuu dareemayaa neefsasho gaaban, dhibaato ayaa ka haysata neefsashada ama wuxuu dareemayaa sidii inuusan heli karin oksijiin ku filan. Badanaa, dadku waxay la kulmaan dhibaato neefsashada ka dib jimicsi ama markay dareemaan walaac. Xaaladaha qaarkood, neefsashada oo dhib ah waxay calaamad u …

HABEENKII WAXA AAN DAREEMAA LUGAHA OO AAD II KAARAYA/QARAACAYA SIDII XIDID OO KALE ,MAXAA SABABA?

Xanuunnada lugaha ee habeenkii ma aha oo kaliya xanuun, laakiin waxay sidoo kale kaa celinayaan ama ka hortagayaa inaad hurdo fiican seexato, taas oo muhiim u ah caafimaadkaaga. Biyo cabistaa oo yaraata iyo dhiigga lugaha imanaya oo yaraada waa sababaha ugu badan ee keena in lugaha habeenkii kaar aad u badan aad ka dareentid. Waxa ay ku badantahay dadka da’ …

LAAB-JEEXA IYO WADNE QABATOWGA.

Cashada habeenkii marka aad qaadatid , haddii aad ku seexatid waxa aad laabtaada badhtankeeda ka dareemaysaa xanuun aad mooddo sida dhinbiil dab ah . Kaarkaas oo aad dareemaysid 5 minute ba mar waxa uu noqon karaa mid iskii iskaga baaba’a ama mid xaalad xun oo aad u daran aad dareentid oo kale go lahayn. Laab-dillaacu waa mid ka mid ah …