Cuntada xiliga suxuurtu waa cuntooyinka ugu muhiimsan bisha barakaysan ee ramadaanta, culimada caafimaadkuna waxay sheegeen inay suxuurtu ka muhiimsan tahay afurka, sababtoo ah waa cuntada ka caawinaysa qofka in uu u adkaysto culayska soonka, iyadoo ku dhiirrigelinaysa qofka in uu soomo, ajar iyo xasanaad badanina uu ku jiro. Cuntada suxuurtana waxaa ku jira faa’iidooyin caafimaad oo qofka sooman u suurogelinaya …
Sanadadii ugu danbaysay waxa sii kordhaya tirada dadka sonkorowga qaba, labada xaaladood ee sida baahsan usii kordhinaya waa mid waalidka laga dhaxlo iyo mid ay sababaan qodobo qofku isagu iskii caado uga dhigto kadibna hoos udhac baaxad weyn u gaysata habsami u socodka shaqada ganaca. Hadii waalidkeen uu leeyahay xanuunka macaanka waxa muhiim ah in aynu la socono kana hortagno …
Waa maxay Sanboorka?Sanboorka waa xanuun ka mid ah xanuunada xajiinta ama allerjiga, wuxuu ku dhici karaa da’ kasta.Waxyaabaha kiciyo sanboorka waxaa ka mid ah: boorka, qiiqa, daawooyinka iyo cunnooyinka qaar. Maxaa lagu gartaa?Waxaa lagu gartaa calaamadahaan hoos ku xusan: Hindhiso Cuncun sanka ama indhaha San-dudur Cabursanaan Duuf Sanboorka waxuu la socon karaa xanuunada allerjiyada kale sida allerjiga indhaha, allerjiga maqaarka …
Waa maxay khayaar ama Cucuber?waa miro cagaaran waa miro ka soo baxda qoyska Cucurbitaceae. marka loo eego Si cilmiyaysan oo loo yaqaan ‘Cucumis sativus’, waxay iska leedahay qoys isku mid ah sida zucchini, qaraha, bocorka, iyo noocyada kale ee baxa wakhtiga xagaaga waana khudaar u eeg muuska oo la yidhaahdo baamiye dhar. 1.Wuxuu kobciyaaaa ama Daryeelka MaqaarkaCucumber wuxuu hodan ku …