Cannulla waa tube yar oo la raaciyo xididada dhiiga ama tiftaafyada . sabababaha loo isticmaalo waxa ka mid ah:- -In daawo qof lagu siiyo. -In cuntooyinka nafaqada leh ee xididka laga qaato qofka lagu siiyo. -In dhiigga marka qofka lagu shubayo lagu xidho. QALABKA U BAAHANTAHAY. Gacmo galis (gloves). Jeermis dile(alcohol). Cudbi(cotton). xadhig(torniquate). siringe(syringe and needle) . daawada qofka aad …
Warbixino caafimaad ayaa lagu so bandhigay in in fiitamin d-gu aad u horumariyo caafimaadka naaska ,kana hortago in kansar uu ku dhaco. Marwalba oo ay soo booqdaan dumarku dhakhtarada ,dhakhaatiirtu waxa ay uqoraan fiitamin -d maadama uu aad u caawinayo xaaladaha caafimaad ee gabadha sidoo kale dumarka dhaafay da’dii dhasha ayaa ay daraasaduhu sheegayaan in ay muhiim aad ah u …
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim. cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :- Biyo . Beedka. barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah. afakaado. buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay, caano-fadhi ama yogourt. kalluunka , waxa ugu wanaagsan …