Month: July 2021

XANUUNKA AMEBIASIS-KA .

Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …

MAXAAD SAMAYN LAHAYD HADII AAD LA KULANTO QOF UU KU DHACAY FAALIG?

Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin . faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa. calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST. F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO). ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.) SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA) TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA) …

CAANO-YARIDA NAASKA HOOYADA.

Hooyooyin badan ayaa aaminsan in caanaha naasahooda in ay ku yaryihiin ilmahooda, sababtane waxay tahay iyagoo aaminsan waxyaabo qaldan oo ay ku ogaadaan in caanaha ay yaryihiin ama ay badan yihiin. Tusaale ahaan, hooyooyinka qaar ayaa waxaa calaamad u ah in hadduu cunuggu dilqaynin in naasahooda caanaha ku yaryihiin. Hooyooyinka qaar ayaa aaminsan in haddii naasaha aysan caano ka keeni …