DAWO-CADDAYGA KU HABOON ILKAHAAGA IYO AFKAAGA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Dawo caday-gu waa daawooyin lagu nadiifiyo afka iyo ilkaha .

qofka afkiisu ku timaad xaalad kabaxsan xaaladii caafimaad qabka waxa la odhan karaa qofkaa afkiisu ma caafimaad qabo.

GOORMA AYUU U BAAHDAA QOFKU IN UU KU CADAYDO DAAWO?

dadka waaweyn waxa ay u baahdaan xilliga qofka afkiisu wax iska bedelaan sida afbuuq,cirid dhiig, suus iyo burburka iligga.

caruurta yaryar ,dhakhaatiirta afka ku takhasuusay waxa ay sheegeen in ilmahuhu marka ay ilkuhu ay usoo baxaan iligga koobaad in daawada cadayga loo bilaabo .

sababta ugu weyn eeloogu cadeyeyaana waa ka hortag in iligu uu dhaawac soo gaadho.

caruurta yar yar maadama 4 saacba macquul ay tahay in waxlasiiyo dhaawca ilkahooda soo gaadhayaa aadbay u fududtahay .

fadlan la tasho dhakhtarkaaga afka marka aad ilmhaga daawo ugu cadayeysid.

XANUUNADA KU DHACA ILKAHA IYO CIRIDKA DAAWADEE AYAA KU HABOON?

1.BURBURKA ILIGGA.

Burburka illigu waxa ay ka bilaabmataa qaybta dahaadhka sare ee iligu marka ay burburto qaybta loo yaqaan enamel.

waxa burburin kara caabuq, aysiidh iyo dhaawacyo soo gaadha.

suuska iyo marka uu madoobaado iligu waxa sii badanaya jajabka iligga .

DAAWADEE AYAA KU HABOON BUBURKA,SUUSKA IYO CAABUQA ILIGU MARKA UU MADOOBAADO?

-CLOSE UP.

-SANINO .

-COLGATE.

dhammaantood waa ay kawada simanyihiin waxyaabaha ay ka kooban yihiin , waa muhiim in aad ku cadayatid hadii aad isku aragtid in iligaagu suus leeyahay ama uu soo moodaabanayo.

2. SILILYADA ILKAHA.

Sililyada ilkuhu waxa ay dhacdaa marka iliga ay ka daadato qolofta sare ee iliga adkaanshiyaha siinaysa.

haddii qofku iliga u ku qabto baraf ama waxyaabo qabow qofku ma awoodi karayo inuu iligga uu kusii hayo .

Daawada ku haboon :-

3. Ilkaha hoosta ka madoobada .xaaladan waxa loo yaqaan plaque, iliga hoostiisa ayaa waxa ku samaysmaya liidad midableh oo caddaanka ahayn.

DAAWADEE AYAA KU HABOON?