Hemoglobin waa protein -barootiinkaa oo ku dul yaal unugyada cascas , shaqadiisuna waa in uu inoo xambaaro hawada oxygen. sidoo kale waxa ay qaadaa oo ay jidhka ka saartaa qashinka hawada carbon . haddii ayna jirin ama ay dhiigga ku yartahay maadada hemoglobin waxa hoos udhac weyn uu ku imaadaa hawo mareenka iyo hawo qaadashada , taasna qofkii saamayn aad …
Caabuqu waxa uu ku kordhaa 5 siyaabood , taas oo qofka u sahasha in uu sifudud uu xanuun u qaadi karo . calaamadaha lagu garto in caabuq dhaliye uusoo galay waxa ka mid ah:- -xumadd. -kaar/xanuun badan. -barar. 5-TAN SIYAABOOD AYAA SI SAHLAN KUUGU KEENI KARA CAABUQ. 1.GACMO AAN NADIIF AHAYN OO AAD KU TAABATO SANKA ,AFKA IYO INDHAHA. Jeermisku …
Haddii aanad qabin xanuunada dhagaha ku dhaca waa muhiim in dhagahaaga aad u nadiifisid. Dhaguhu waxa ay soo daayaan dareere loo yaqaan dhukkay, hadii uu adkaado saamayn ayuu ku yeeshaa maqalka iyo caafimadka dhegta , sifudud ayaa loo nadiifiyaa. Dhagaha hadii ay galaan cayeyaan sida xuunka,baranbarada iyo dhammaan cayeyaanka yaryar ee duula waxa dhegta nadiifinaya xirfadle caafiaad ,waa in si …
In aad ka habsaantid akhrinta iyo ogaanshiyaha tobankan qodob maaha. Kelyuhu waxa ay ka mid yihiin xubnayaasha halbowlayaasha ah. Tobanka qodob waxa ay kale yihiin:- XADDIGA BADAN EE XANUUN BAABIIYAHA AH. Daawooyinka xanuun baabiiyeha ah ee aan lagu bixin waraaqda ee loo yaqaan NSAIDs ,waxa ay hoos u dhigaan kaarka iyo xumadda ,laakiin waxa ay dhaawacaan kelyaha ,haddii aad hore …
Haddii aad leedahay hawo qabatin(xiiq),haddii ay xaaladu cuslaato daawooyinkuna ay wax ku tari waayaan dhakhtarkaagu wuxuu ku qorayaa in mishiinkan lagugu xidho si daawoo laguugu siiyo. mishiinkan qof walbaa uu isticmaali karaa sidoo kale waa mid la qaadi karo goob walba iyo meel walba uu u qaadan karo qofka bukaha . Daawooyinka xiiqda ee mishiinkan loo isticmaalo waa qaar dareere …