OMICRON.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Dhowr maalmood kadib waxa soo baxday qaylo dhaan aad u cabsi badan ,inaga oo go dhibaatada iyo caafimaad darrada baahsan ee uu keenay xanuunka covid-19 .

OMICRON waa nooc ka mid ah SARS-CoV-2, fayraska keena COVID-19. Kala duwanaanshiyaha ayaa markii ugu horreysay lagu wargeliyay Ururka Caafimaadka Adduunka ee Koonfur Afrika 24kii Noofambar 2021.

MAXAA AY KU KALE DUWAN YIHIIN DELTA IYO OMICRON?

xanuunka covid19 waxa ka dhex abuurmay SARS-CoV-2( DELTA,BETA,GAMA iyo OMICRON.

Omicron waa uu ka faafitaan iyo koritaan badan yahay kuwan kale .

Kala duwanaanshaha Omicron wuxuu ka duwan yahay fayraska asalka ah ee SARS-CoV-2 illaa 50 isbeddello, oo ay ku jiraan in ka badan laba darsin oo borotiinka taranka ah, ayaa sheegaysa dabeecadda – in ka badan nooc kasta oo kale oo SARS-CoV ah.

marka la eego koritaankiisa waa mid aaad u baahaya sababtoo ah waxa uu sii libilaabayaa koritaanka iyo taranka.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa calaamadeeyay kala duwanaanshiyaha – oo loo sheegay wakaaladda caafimaadka usbuucii hore – inuu yahay “mid aad u sarreeya” khatar ah. Caddaynta hordhaca ah waxay soo jeedinaysaa in Omicron uu iska ilaalin karo difaacyada difaaca oo uu u fido si ka fudud noocyadii hore, sida ay sheegtay WHO.

MIYUU FIDAYAA OMICRON?

ilaa hadda dhakhaatiirtu wali may caddayn fididtaankiisa.

fiditaanka uu ku fiday ilaa hadda shaybaadh yahanada iyo dhakhaatiirtu maysoo saarin wax macluumaad ah oo ku saabsan laakiin maadaama uu ka soo dafiirmay xanuunka covid-19 waa mid sida covid 19 fidaya ama u dhawaanaya.

hawada ayaa la iskugu gudbin karaa.

QOFKA TALLAALKA QAATAA MA ISKA DIFAACAYAA?

Haa, waxa la hubaa in uu iska difaaci karo ,Laakiin maaha 100% kaliyaata calaamadaha ayuu ka qafiifinayaa.

CALAAMADAHA XANUUNK OMICRON.

Caalamadaha fayruskan waxa uu la mid yahay calaamadaha xanuunka covid19.

  • qufac qalalan.
  • murqo xanuun.
  • neef-qabatow.
  • cunaha oo aad uxoqma waxa sababaya qufaca.
  • xumad aad u daran .

SIDEEN UGA HORTAGI KARNAA?

-Qaado talaalka xanuunka covid19 dhamaysona.

-Xidho mask(afsaar).

-Gacmahaaga biyo saabuun ku dhaq.

-Ha taaban wajiga .

HADDII AAD ADAREENTO CALAMADAHA KOR KUXUSAN FADLAN GOOB CAAFIMAAD GAADH AMA HORE U TAG.