Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Canbe waa cunto khudaar ah ,aad u dhadhan macaan ku farxad galinaya marka aad cunaysid.
Waa cunto dhamaystiran ,waxa kujira fiitamiino ,macdano iyo nafaqooyin u wanaagsan difaaceena ,kana hortagaya xanuuno badan
Nafaqo ahaan waa cunto aad muhiim inoogu ah cuniddiisu .
NAFAQOOYINKA KU JIRA.
B)kolorka kujiraa waa 67 , maalintii qofka waxa looga baahan yahay 4.
T) subaga iyo duxda ku jirtaa 0.1g , maalintii qofku waxa uu uga baahan yahay 1%.
J) sonkorta ku jirtaa 17.5g , maalintii qofku waxa uu qaadan karaa 6%.
X) Barootiinka ku jiraa 0.5g.
KH) Fiitamin A 16%.
D) kaalshiyaam 1%.
R) Fiitamin c 48%.
S) Iron 1%.
SH) magnishiyam 9mg ,qofku waxa uu qadanayaa malinti 2%.
Nafaqooyinka kujiraa aadbay u badan yihiin waxa ka mid ah fiitamiin ,B,copper,E iyo K.
FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE AYNU KA HELNO CANBAHA.
-waxa aynu ka helnaa firfircooni .
-waxa uu kor uqaada hab difaaca jidhkeena.
-waxa uu kor uqaada sida uu ushaqaynayo hab-dhiska dhiigga.
- waxa uu horumariyaa aragtida indhaha.
- waxa uu ka hortagaa xanuunada maqaarka ku dhaca.
- xaddiga dhiigga oo kor uqaadma.
HAB DIFAACEENA OO HAGAAGAA WAXA HAGAAGAYA AMA FIICNAANAYA CAAFIMAADKEENA .