Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Zinc waa macdan iyo nafaqooyin jidhkeena muhiim u ah .
faaiidooyinka aynu ka helno waxa ka mid ah hab-dfiaaceena oo aad u xoogaysta ,iskana difaaca dhammaan xanuunada iyo caabuqa ku dhaca dhammaan jidhkeena.
Xilliga qofka ay ku imaadaan xaalad caafimaad darro sida timo daadashada ,xanuunada difaaca hoos u dhiga iyo xaaladaha qofka isku buuqa galiya dhammaantood waxa ay dhakhaatiirtu ay kula talisaa in la siiyo oo uu qofku qaato kiniinka zinc.
CALAAMADAHA LAGU GARTO IN ZINC KAA YARYAHAY.
- Cunto xumo.
- Timaha oo daata.
- Ciddiyaha oo muuqaalkoodu isbedelo.
- Habka difaaca oo hoos u dhaca ( qof xanuun uun kusoo noqnoqdo ayuu ahaanaya).
- Miisaanka oo hal mar hoos u dhac ku yimaado.
- Shuban/calool socod.
- Nabarada oo aan bogsan .
- dhadhamada iyo urta oo yaraada.
- Faldadeyeyaasha ilmo galeenka oo hoos udhaca.
TAXADIR.
-hooyada uurka leh ,ilmaha naaska quuta ,dadka xanuunada jiitama lanool ,dadka qaata daawooyinka gastarida, dadka beerxanuunka leh dhammaan dadkaas waxa ay u baahan yihiin in xaddi ku filan oo zinc ah in la siiyo maadaama difaacoodu uu hooseeyo.
DAAWADAN INTA AANAD QAADAN LATASHO MIHNADLE CAAFIMAAD.