YARAANSHAHA Zinc.

Zinc waa macdan iyo nafaqooyin jidhkeena muhiim u ah . faaiidooyinka aynu ka helno waxa ka mid ah hab-dfiaaceena oo aad u xoogaysta ,iskana difaaca dhammaan xanuunada iyo caabuqa ku dhaca dhammaan jidhkeena. Xilliga qofka ay ku imaadaan xaalad caafimaad darro sida timo daadashada ,xanuunada difaaca hoos u dhiga iyo xaaladaha qofka isku buuqa galiya dhammaantood waxa ay dhakhaatiirtu ay kula talisaa in la siiyo oo uu qofku qaato kiniinka zinc. CALAAMADAHA LAGU GARTO IN ZINC KAA YARYAHAY. TAXADIR. -hooyada uurka leh ,ilmaha naaska quuta ,dadka xanuunada jiitama lanool ,dadka qaata daawooyinka gastarida, dadka beerxanuunka leh dhammaan dadkaas waxa ay … Continue reading YARAANSHAHA Zinc.