DHAAWACYADA SOO GAADHA XINIINTA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Ragga iyo wiilasha, xiniinyaha ayaa ka laalaada bannaanka jidhka iyagoo ku jira kiish maqaarka ah .

Meesha ay ku yaalaan awgeed, shilal badan oo kala duwan ayaa sababi kara dhaawacyo xiniinyaha ah.

Dhaawac cad (gadood ama jug) ayaa sababa ilaa 85% dhaawacyada xiniinyaha. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah:

– Laad laad.

-Ku dhufashada kubad/.

-Shil mooto.

-Shil baaskiil.

Qaladaadyada kale waxay gooyn karaan ama ka daadin karaan xiniinyaha waxayna dhaawici karaan fudadka yar yar ee sameeyaha biyaha taranka.

Kuwaas waxaa ka mid ah qaniinyada xoolaha, dhaawacyada rasaasta, iyo shilalka mashiinada.

QAYBAHA DHAAWACYO EE SOO GAADHA XINIINYAHA.

Dhaawacyada soo gaadha xiniinyuhu way kale duwan yihiin maadama xiniinyuhu leeyihin qaybo kale duwan sida dahaadhka ,xidida tuunbada qaada biyaha taranka.

dhaawucuna waxa uu soo gaadhi karaa qaybaha kale duwan waxa ka mid ah:-

Dilaac ama jab: –

Dhaawac ayaa dillaaci kara ama jeexjeexi kara daboolka adag ee difaaca ee ku hareeraysan xiniinyaha wuxuuna waxyeeleeyaa xiniinyaha.

KHALKHAL.

waxa uu khal khal ku dhacaa xididada dhiigga laba si ayey ku timaada in xididku uu dilaaco oo dhiigbax uu sameeyo iyo in meeshu nabarwaxku jiraan oo kuusan in uu noqdo.

TUUNBADA SHAHWADDA OO WAXYEELO SOO GAADHO.

Waxyeelooyinka ugu waaweyn ee soo gaadha xubinta taranka raggana ka dhiga ma dhalays waa hadii ay dhaawacanto tuunbada ugxanta manida soo qaada .

CAABUQ.

Qaniin-yada xayawaanku waxa ay keenaan in xiniin yuhu caabuq soo gaadho .

CALAAMADAHA LAGU GARTO IN XINIINYUHU DHAAWACAN YIHIIN .

  • Lalabo.
  • Nabar ka muuqda maqaarka sare ee xiniinta.
  • Kaadida oo dhiig sooraaco.
  • Qofka oo aan kaaji karin.
  • Xumad.

DAAWEYN IYO SHAYBAADH.

Daaweynta iyo shaybaadhka ku haboon waxa diraya dhakhtarka.

fadlan hadii ay kusoo gaadhaan dhaawacyadan ama aad se aragtid sidoo kalena aad la kulantid degdeg u gee goob caafimaad.

man playing soccer being hit by a soccer ball with force in the crotch when he misses a catch or as an unexpected accident on a clay court