Laga bilaabo qorsheynta cuntada ilaa jimicsiga caadiga ah, waxaa jira dhowr siyaabood oo lagu caawinayo maaraynta cudurka macaanka. Si kastaba ha noqotee, hal dhinac oo cudurka ah oo aan inta badan laga hadlin waa khatarta boogaha cagaha. Boogaha cagaha ee macaanku waxay ku dhacaan qiyaastii 25 boqolkiiba kiisaska sonkorowga – waa tiro naxdin leh. 20-kii ilbiriqsi kasta xubin ayaa lunta/lajaraa …
WARBIXIN CAAFIMAAD OO KU SOCOTA DHALIN YARTA. Khubarada caafimaadka iyo dhakhtaradeena ku takhasuusay wadnaha ee soomaaliyeed ,maalmahan waxa ay soo gudbinayaan xaalado caafimaad darro oo wadnaha ah kaas oo ku badan dhalin yarta. xanuunada wadnuhu aad ayey ugu soo kordhayaan dhalin-yarta waxa muhiim ah in tallaabo degdeg ah la qaado oo lagaga hortago xanuunada wadnaha . waxa muhiim ah in …
Shoogga korontadu waxa uu sababi karaa gubasho, ama waxa laga yaabaa in aanay calaamad muuqata ku reebin maqaarka. Si kastaba ha ahaatee, qulqulka korantada ee jidhka dhex mara waxay keeni kartaa dhaawac gudaha ah, wadne istaag ama dhaawac kale. Xaaladaha qaarkood, xitaa qadar yar oo koronto ah ayaa noqon kara dhimasho. TAXADIR. Ha taaban isaga/iyada hadii uu ku dhegentahay korontadu. …
Xanuunka faaliggu waa mid ka mid ah xanuunada ugu saamaynta badan wakhtigan la joogo. xanuunkan waa mid ka mid ah xanuunada aan faafin la isna qaadsiin karin . faaligga ayaa ku soo badanaya dadka da’da yar. Tobankii sano ee la soo dhaafay, waxaa 44% kordhay tirada dadka da’da yar ee isbitaallada la dhigay faaligga . “Qiyaastii 10 ilaa 15% dhammaan …
Cudurka wadnaha iyo xididada waa dilaaga 1-aad ee haweenka, taasoo sababa 1 dhimasho 3dii dumara , sida uu qabo Ururka dhakhaatiirta ku bahoobay takhasusaadka wadnaha. Horumar ayaa la sameeyay si loo dhimo cudurrada wadnaha iyo xididdada da ‘kasta iyo lab iyo dhedig kasta labaatankii sano ee la soo dhaafay, laakiin horumarku wuxuu ahaa mid gaabis ah hagaajinta arrimaha khatarta …
Dhaguhu waa xubnayaasha muhiimka u ah qofka ibnu adamka ah , xaaladaha caafimaad darro ee lasoo darsaa waa dareen baaxad leh oo qofku si degdeg ah u dareemi karo isla wakhtiga xaaladu lasoo daristo. cun-cunka dhegta waxa uu ka bilaabma dhegta afaafkeeda hore ,tuunbada dheer ee isku xidha qaybta pina-ha ee hore ilaa dareen wadka dhegta ee auditory nerve , …