Baytaraafku waa mid mid ah khudaarta ugu muhiimsan ee aynu ka helno iltamareed aad u nafaqo badan. Waxa aynu ka helnaa nafaqooyin aad u badan oo iskugu jira macdano,fiitamiino ,sonkoro iyo duxo. HEERKA NAFAQO EE AYNU KA HELNO BAYTARAAFKA. Barootiinka ku jira 1.6 g. Macdanta Potassium10 g. Macdanta calcium 0.01g Macdanta magnesium5%. Macdanta milixda 78mg. Subaga duxda ku jirta 78mg. …
Qaxwaha/bunku waa laba cabitaan oo aad ula xidhiidha dhaqankeena iyo hawl-maalmeedkeena. Ilkaheena waxa badanaa ku hadha midabka iyo huubaha qaxwaha ama bunka, taasna uma wanaagsana caafimaadka ilkaha. Haddii aan sifiican loo nadiifin waxa aad u kordha xanuun dhaliyeyaasha sida dabiiciga ah afka ugu nool sida streptococci . Bakteriyadu ilkaha waxa ay kusiidaysaa sun jilcisa adkaanshiyaha iliga ,kadib uu dalooshamaa sifudud …
Ilkaha iyo afku waa albaabka ay ka bilowdaan habdhiska dheefshiidka . Haddii ilkahaagu(gawsuhu)dhib ay qabaan waxa muhiim ah dhibtaas iyo xanuunka ka jira in aad goor hore aad daaweyso. maqaalkan waxa aan idinla wadaagi doonaa qodobo ku anfaci doona oo ilkahaaga ku ilaalin doona caafimaad iyo awood. Cab biyo leh maadada fluride oo ka caawinaysa awoodda ilkaha badanaa biyaha aynu …
Mar kasta oo uu qof ku qiyaaso in ay leeyihiin gooryaanka mindhicirka ee jidhka waxa ay u muuqataa wax cabsi leh oo la yaab leh. Inaad ku haysato dulin jidhka ku jira waa shay dabiici ah oo in badan oo naga mid ahi ma ogin. Qaarkood waxay ku nool yihiin cuntada aad cunayso; qaar badan oo ka mid ah waxay …
RAG IYO DUMAR MAXAA FAAIIDO GU JIRTA? Testestrone waa hoormoonka jinsiga ,hoormoonka oo ka ciyaara qayb laxaadle horumarinta,koritaanka xubnaha taranka ragga iyo qanjiga prostate. waxa uu ka qayb-qaataa qaangaadhnimada ragga sida murqaha ,soo bixidda timaha sare iyo timaha hoose. shaqada ugu weyn ee uu inoo qabto ragga waa horumarinta xubnaha taranka si ay usoosaaraan ugxan awood badan . Ragga iyo …
Dhammaanteen waxaan rabnaa inaan ka ilaalinno carruurteena haddii ay ahaan lahaayeen dhicitaanno, kuuskuus iyo nabarro – ama caabuq cudurro laga fursan karo. Si aad ilmahaaga uga caawiso in uu ka fogaado jirrada, waxaa muhiim ah in aad dhiirigeliso caadooyinka wanaagsan oo aad qaado tillaabooyin kor loogu qaadayo habka difaaca jirkooda laga bilaabo da’da hore. “Inta badan waxa ka dhigaya habka …
Tiirka labaad ee islamku waa sallaada ,sallaada waxa aynu ka helnaa faaiidooyin badan oo caafimaad ,maanta waxa aynu ka warami doona caafimaadka ku jira sujuudda Marka aad sujuuddo muruqyadaada qoortu waxa ay helaan awood ay ku xajiyaan dhulka inta kale ,labada gacmood muruqyadooduna waxa ay noqdaan qaar xoogan ,tan waxa aynu ka helnaa xooganaan iyo awood rabbaani ah oo aynaan …
Waa mid ka mid ah kansarada aan badnayn ee lasoo darsa qofka aad iyo aadkana u khatar badan waxa loo yaqaan kansarka ay keento gastric(gaastariga). Xaaladaha hore waa ay adagtahay in la xaqiijiyo kansarka caloosha maadaama ay calaamado badan ay ka simanyihiin xanuunada ku dhaca uurkujirta sida xundhurta ,gastriga iyo ameebada. CALAAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA CALOOSHA . MIISAANKA OO LUMA. …