Month: May 2022

5 SABABOOD OO SAHLI KARA IN XANUUNO AY KU DHACAAN BEERKA.

Beerka aadamuhu waa xubin aad u cajiib badan ,maalin walba waxa uu sameeyaa maadada bile waxa inaga caawisaa burburinta cuntada ,iskubedelka nafaqooyinka ,saaridda sunta ,beerku waxa kale uu inaga caawiyah in daawooyinka laga qashin saaro sidoo kale uu ka dhigo daawo aan waxyeelo lahayn. Maaha in aad qarisid calaamadaha la xidhiidha in beerku uu wax qabo sida ,huruud indhaha iyo …

JADEECADA .

Jadeecadu waa mid ka mid ah xanuunada faafa ,xanuunkaas oo lagu kale qaado hawada,taabashada iyo dareeraha qofka bukaanka ah hadii uu kusoo gaadho. Waa xanuun ka hortag leh ,waxa uu leeyahay talaal. Wakhtigan aynu joogno caruur aad u badan ayaa ay ku dhacday waa qiyaasti maalintii waxa ay ku dhacdaa 10–15 caruur da’doodu ay ka hoosayso 15 jir , Marka …

BUSBUSKA DAANYEERKA!!!!

XANUUN CUSUB OO KA DILAACAY 12 WADAN OO ADUUNKA AH. Monkeypox waxa keena fayras(virus) loo yaqaano Orthopoxvirus / variola virus waa virus fudud oo ku dulnool daanyeerka ,kaas oo ibnu-adamka ku keeni kara xaalado caafimaad darro oo aad u baahsan . waxa uu qofku calaamad ku yeeshaa 1–2 usbuuc sidoo kalena xanuunka jidhkiisu uu kaga bixi karaa wakhtigaa. illaa hadda waxa …

XANUUNKA CANDIDA EE AFKA.

Candidada waa ilmo-aragtay fungus ah ,caabuq ayuu kukeenaa afka marka qofka difaaciisu uu hoos u dhaco. Badanaa waxa laga helaa habdhiska dheefshiidka iyo unugyada jilicda san ee afka iyo xubnaha taranka , wax dhib ahna kuma hayso ,laakin qofku marka uu difaaciiso hoos u dhaco ayey waxyeeladeeda lasoo baxdaa. Candida albican noo loo yaqaan 80% waxa ay kunooshahay afka ,waata …

HALIS CAAFIMAAD OO INTEE LEEG AYAA KA DHALAN KARTA AGABKA AY CARUURTU KU CIYAARTO MAALMAHA CIIDDA?

Maalmaha ciidda iyo maalmaha farxaduhu ay jiraan waxa aynu la wadaagnaa caruurteena inaga oo u iibinayna agab ay ku ciyaaraan sidan qori ,baaskoolad iyo biibii ay buufinayaan. Dr Axmed Ismaaciil Cige oo ku takhasusay cudurrada indhaha kana howlgala magaalada Hargeysa ayaa BBC-da uga warbixiyay dhibaatada caafimaad ee ka dhalan karta waxyaabaha ay carruurta ku dheelaan xilliyada ciidda. Wuxuu sheegay in …