Xaddiga dhiiggu marka uu gaadho xaddi aad ku deeqi kartid ayuunba laguu ogol-yahay in aad dhiig shubtid. Caadi ahaan qofka qaan-gaadhka ah waxa laga rabaa in xaddiga dhiigga ah ee ku jiraa uu yahay 12-16g/dl . Marka laga imaado in la cabiro xaddiga dhiigga ah oo kuu sheegaya inta garaam ee kugu jirta waxa jira calaamado kale oo lagu ogaan …
Dhiikarka ku dhaca hooyada inta uurka ay siddo ayaa loo yaqaan gestational hypertention. Cadaadiska dhiigga oo laga rabo caadi ahaan 120MM/HG ayaa noqonaya mid ka sarreeya inta caadiga ah. Waxa uu ku dhacaa 6% kiiba dumarka uurka leh , haddii ay hooyadu uurka ka hor ay yeelato xanuunka dhiikarka waa mid ka duwan oo xaalad aan uurka ahayn ay kukeento …
Si aad awood ugu yeeshid ugxantaada dhaqdhaqaaqeeda , dhakhaatiirtu waxa ay isku raaceen in kaarootadu uu yahay daawo-dhaqanka kaliyaata ee kordhiya tirada biyaha taranka ninka iyo awoodooda ay ku gaadhayaan bacriminta ugxanta dumarka. waxa uu ka koobanyahay maado loo yaqaan Carotenoids mid liimi ah oo faaiidooyin caafimaad oo badan jidhkeena u leh kaas oo ka caawinaya ugxanta socodka iyo awoodd …