Month: July 2022

DHARKAAGA GOONI U DHAQO! SABABTA OGOW.

BAKTEERIYADA E.COLI IYO MARYAHA. Waxa aynu dhaqan u leenahay marka aynu dhar-dhaqanayno in aynu wada maydhano dharkeena tusaale dharka wiilasha in hal mar qasaaladda lagu wada rido . Taas waxa ay keentay dhibaaooyin caafimaad oo hor leh oo la xidhiidha xanuunada ku dhaca kaadi-haysta. Dharka hoosta laga xidho sidan nigiska(underwear) waxa ka buuxa bakteeriyada loo yaqaano E.COLI oo ah bakteeriyooyinka …

MARBURG VIRUS .

Marburg virus waa xanuun aad u daran xumad ,xubnayaasha indhaha ,afka ,dhegaha iyo xaga danbe uu qofku uu ka keenayo dhiig. Waxa uu fayrusku uu ku dul noolyahay fiidmaarta si caadi ah ,dadka waxa uu ugu soo gudbayaa marka ay quutaan cuntooyinka dhirta oo badanaa fiidmaartu ku dhex-nooshahay ama ay quudanayso. Dadka u dhinta xumaddan dhiigga wadata waa 88%,fayraska waxa …

TIMAHA IYO FIITAMIINADA(VITAMIN)-DA FAAIIDADA U LEH.

Timuhu waxa ay ubaahan yihiin in ay koraan ,quruxbadnaadan sidoo kale ay dhalaalaan. Nafaqooyinka timaha ee kale duwan waa kuwa u horseedaya timaha in ay noqdaan timo quruxbadan oo soo jiidasho leh. Timo-daadashadu waxa ay ka timaadaa nafaqooyinkan timaha oo kuyaraada . Timaha sidoo kale bixintooda iyo daadashadooda waxa ka qayb qaata da’da, deegaanka , hiddo sidaha iyo nafaqada qofku …