Month: October 2022

MUHIIMADA CAAFIMAAD EE VITAMIN B-COMPLEX.

Baahida caafimaad ee marwlba looga baahan yahay vitamin-b complex waa mid sii kordhaysa. Waynu koraynaa,waynu tarmaynaa sidoo kale waxa jidhkeena ka dhacaya isbedelo caafimaad oo hor leh. Vitamin b complex waa mid ka mid ah vitamins ka ugu muhiimsan jidhkeena si uu iskaga difaaco xanuunada iyo dheeritirka caafimaad ahaan ee jidhkeena. Vitamin b complex waxa ay ku milantaa biyaha . …

TOONTA IYO CAAFIMAADKA JIDHKA.

Isticmaalka toonta ayaa la muujiyay inay jidhka u leedahay faa’iidooyin caafimaad oo badan. Aynu eegno faa’iidooyinka caafimaad ee ugu muhiimsan ee toonta. 1. Toontu waxa ay xoojisaa habka difaaca jidhkaaga. Xumadda dengue fever oo ah xumad hadda kusoo badanaysa dhulka soomalida waxa ay toontu u tahay ka hortag wanaagsan. Difaaca jirkaaga ayaa ah waxa ka hor istaagaya in uu jirro …

FAAIIDOOYINKA SINJIBIISHA.

Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah. Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sajnabiisha heerer kal duwanna waysoo martay hadaba warbixintan kooba waxaan ku …

MIISAANKAAGA OO SARREEYA WAXA UU KUGU HOGAAMINAYAA KANSAR.

Miisaanka xad dhaafka ah ama buurnaanta ayaa lala xiriiriyay khatarta sii kordheysa ee 13 kansar oo kala duwan, oo ay ku jiraan mindhicirka, naaska, ilmo-galeenka iyo beeryarada. Dufanka xad-dhaafka ah wuxuu keenaa barar ku dhaca jidhka kaas oo kor u qaada koritaanka burooyinka wuxuuna caawiyaa unugyada kansarku inay kala qaybiyaan. Unugyada baruurtu waxay kaloo soo saaraan hormoonka estrogen, kaasoo kicin …